Browsing: Ciidamada Xasilinta
Dadka magaalada Muqdisho ayaa saaka ka war helay wadooyin xiran iyo ciidamo muuqaalkoodu u eg yahay kuwii xasilinta oo dib…
Dowladda Soomaaliya ayaaa isbedel ku sameysay amniga caasimadda iyo ciidamadii ku howlanaa iyadoo ciidamadii xasilinta lga qaaday, isla markaana lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada xasilinta laga qaaday mid ka mida wadooyinka muhiimka ah ee magaalada,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada NISA ay rasaas ku fureen Gaari ay ka shakiyeen, taasoo dhalisay…
Ciidamada Amniga Caasimadda ayaa dib u soo celiyay xayiraadii saarneyd Isu socodka Wadooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan Wadadda Maka Almukarama…
Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed oo hore u ahaa wasiirkii hore ee Amniga Xukuumadda Somalia ayaa sheegay inay sharci darro yihiin ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka ay ku dagaalameen xaafad ka tirsan…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dagaal ka dhex qarxay degaanka Macalin Nuur ee Degmada Dharkeynley ilaa…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa mar kale xalay kormeeray qaar ka mid ah saldhigyada degmooyinka gobolka…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale booqday xalay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyey in ciidamadiisii Booliska ee laga keenay lagu celiyo askari xilli…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda amniga Muqdisho, iyadoo beenisay in ciidamada xaslinta ka guureen Isgoysyada Muqdisho.
Isbedel ku sameysay Ciidamadii ku sugnaa isgoysyada ku yaala Magaalada Muqdisho, iyadoo laga qaaday ciidamadii NISA ee xasilinta, laguna bedelay…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Hdowladda ay laba qeybdood u kala qeybiyeen magaalada.
Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa howlgal socday muddo 10 saacadoo ah ku qaaday degaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho.
Ciidamada xasilinta caasiamdda ayaa xalay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa ka hadlay sababihii…
Magaalada Muqdisho ayaa isu bedeshay magaalo kala xiran oo si weyn ay u adkaatay in dadka iyo gaadiidka ay isu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shaaciyey magaalada Muqdisho uu ka bilaaban doono Howlgallo culus oo dhinaca amniga…
