Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada darawal Moojo Bajaaj kaxeynayay.
Browsing: Ciidamada Xasilinta
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u soo nooleysay ciidamadii xasilinta caasimadda iyadoo lagu kordhiyey ciidamo cusub oo ka tirsan AMISOM.
Hay’adaha amniga dowladda Federaalka ayaa kulan ka yeeshay xaaladda magaalada Muqdisho, kadib weerarkii Alshabaab ku qaaday Jimcihii xarumaha Madaxtooyada iyo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta la xiray qaar ka mida wadooyinka Muqdisho oo laga joojiyey isu…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in gacanta lagu soo dhigay raggii ka danbeeyay fal dil ah oo shalay ka…
Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu arkay ciidamo nooc cusub oo Boolis ah, kuwaasoo watay gaadiidka dagaalka.
Ciidamada xasilinta caasimadda Muqdisho ayaa dibn bilaabay howlgalladii ay ka sameyn jireen xaafadaha magaalada Muqdisho, kadib dhowr bilood oo ay…
Ciidamo ka wada tirsan dowladda ayaa ku dagaalamay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Sanca, degmada Yaaqshiid.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar ay koox hubeysan xalay ku qaadeen bar fadhiyaan ciidamada xasilinta ee magaalada…
Ciidamada xasilinta caasimadda ayaa howlgal ballaaran xalay saqdii dhexe ka sameeyay degmada Wardhiigley gaar ahaan xaafadda Xararyaale.
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa shacabka Baaq u jeedisay shacabka Soomaaliyeed iyo dadka Muqdisho ku nool.
Ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho ayaa ka digaya caawa gawaari qaraxyo sida oo ku jira magaalada Muqdisho oo geysan kara qaraxyo.
Ciidamada xasilinta Ammaanka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran ka fuliyay xaafado ka mida degmooyinka Howlwadaag iyo Hodan ee Magaalada ee Muqdisho.
Ciidamada Xaslinta caasimadda ayaa magaalada Muqdisho ka wada howlgallo culus oo habeenkii lagu qaadayo xaafadaha kala duwan ee degmooyinka Gobolka…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la kala qaaday ciidamadii ku dagaalamay magaalada.
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas goos goos ah laga maqlayo xaafad ka tirsan…
Dagaal culus ayaa saaka aroortii hore ka qarxay magaalada Muqdisho kadib markii howlgal weyn ay ciidamada xasilinta ku qaadeen xaafado…
Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa xalay howlgal gaar ka sameeyay xaafadaha u dhow xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Degmada Wardhiigley.
Ciidamada Xasilinta ammaanka caasimadda dib u bilaabay howlgalladii magaalada, iyagoo maanta howgal ballaaran ka sameeyay xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale maanta booqday xarunta ciidamada xasilinta Caasimadda.
