Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Soomaaliya ay Gacanta ku dhigeen Dagaalameyaal…
Browsing: ciidamada xoogga
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Cabduweli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka…
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee howgalka ka dhanka ah Alshabaab ak fuliyay Gobolka Sh/Dhexe ayaa soo bandhigay Maxaabiis ka tirsan…
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maalmihii ugu danbeeyay howlgallo ay ka sameeyeen Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxay degaanno dhowr ah ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira ee duleedka Muqdisho, halkaas oo cutubyo ka tirsan…
Iyadoo dhowaan la magacaabay taliyaha ciidamada xoogga, kadib markii uu is casilay taliyihii hore ayaa waxa socda magaacidda taliyada ciidamada…
Waxaa maanta taliye cusub loo magacaabay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed kadib markii uu is casilay taliyihii hore Jen. Axmed Jimcaale…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay Dugsiga tababarka ciidamada ee Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qeyb ka mida maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa la qaata Cutubyo ka tirsan Ciidan…
Madaxweynaha Soomaaliya, ahna taliyaha guud ee ciidamada Qalabka sida ayaa kormeer ku tegay bakhaarada Saadka ciidamada dowlada.
Waxaa la shaaciyay qorshaha dib u dhiska ciidamada Qaranka oo isugu jira Milateri iyo Boolis oo tiradooda iyo qaabka loo…
Ciidamo ka tiran kuwa milateriga ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta ku dhaqaaqay gadood ay ku xireen qaar ka…
Munaasabad loogu dabaal degay 56 guuradii ka soo wareegtay dhismaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee 12-ka April ayaa maanta ka dhacday xarunta…
Ciidamo ka wada tirsan kuwa milateriga dowladda Federaalka ayaa ku dagaalamay degmada Baraawe ee gobolka SH/hoose, waxayna wararka laga helayo…
