Browsing: CIIDAMO
Ciidamo, hub iyo gaadiid dagaal ayaa mar kale maanta ka degay garoonka Doolow ee Gobolka Gedo, kuwaas oo laga qaaday…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u beenisay warar soo baxay oo sheegayay in ciidamo tababar loo geeyay dalka Eritrea ay…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamada gaarka ah ee Haramcad u dirtay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii uu amray Madaxweyne…
Dowladda Federaalka ayaa mar kale maanta ciidamo hor leh ku daad gureysay Gobolka Gedo, kuwaasoo ka degay Garoonka Diyaaradhaa magaalada…
Ciidamo ay si qarsoodi ah dowladda Federaalka Soomaaliya tababar ugu dirtay dalka Eritrea ayaa qaarkood dib ugu soo laabtay dalka.
Ciidamada Amniga ayaa toogtay xalay laba nin oo lagu eedeeyay inay falal burcadnimo ah ka wadeen degmada Howlwadaag ee magaalada…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya inuu qasaare dhimasho iyo dhaawac leh dhaliyey Qarax maanta lala beegsaday kolonyo…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer sagootin ah ugu tegay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo loo diyaariyay…
Ciidamo cusub oo hor leh ayaa saaka laga dejiyey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo ay diyaarad ka qaaday magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamo cusub ay halkaasi u dirtay dowladda Soomaaliya, iyadoo diyaarad sida ciidamadaasi…
Ciidamadii muranka ka taagnaa ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu guuleystay in laga qaado halkaasi, kadib muddo ay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad tababar loogu soo xirayo saraakiil iyo sarakiil xigeen ka…
Boqolaal ciidamo Soomaali ah oo loo tababarrayo kumaandoos ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdish, iyagoo ku sii jeeda dalka Turkiga.
Ciidamo kumaandoos Soomaali ah oo tababar ku soo qaatay dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Dadka degaanka iyo ehelkiisa ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay xalay saqdii dhexe kadib Gurigiisa ugu dhaceen oo la baxeen…
Waxaa goor dhoweyd Garoonka magaalada Kismaayo ka degay wafdi hordhac u ah Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo maalinta Berri…
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in maamulka Puntland ay ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo…
Saraakiil iyo Saraakiil xigeenno ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo lagu soo tababaray dalka Turkiga ayaa dib ugu soo laabtay…
Wararka laga helayo magaalada Baydbaba ee xarunta KMG ah ee Maamulka K/Galbeed ayaa sheegay inay halkaasi gaareen ciidamo ay dirtay…
