Faransiiska ayaa baaraya sida uu cudurka Coronavirus ku gaaray Markabka dagaalka diyaaradaha xambaara ee ugu weyn dalkaasi, laguna magcaaabo Charles…
Browsing: Corona Virus
Weriye ka tirsan Telishanka Aljazeera ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladiisa caafimaad, kadib markii uu ku dhacay cudurka Coronavirus.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa amar kasoo saartay tallaabo laga qaadayo masaajidda aan u hoggaansamin amarkii lagu xiray ee lagu joojiyay…
Q/Midoobay ayaa ka digtay in Afrika ay cudurka Coronavirus ugu dhiman doonaan dad gaaraya 300,000 ilaa 3,300,000 qof hadda aan…
Waxaa faafhaahin dheeraad ah laga helay dadkii ugu danbeeyay ee Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya shaacisay inay u geeriyoodeen cudurka Covid-19.
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Turkiga ayaa deeq Qalab caafimaad oo loogu talogalay in lagula tacaalo cudurka Coronavirus u soo dirtay Dowladda…
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday qofkii labaad ee Soomaali ah oo la xaqiijiyey inuu u dhintay cudurka…
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa caawa warbxintii ugu muhiimsaneyd ka bixisay xaaladda Cudurka…
Hay’adda Iskaashiga & Xiriirinta dowladda Turkiga ee TIKA ayaa Somaliland ayaa Somaliland ugu deeqday agab caafimaad oo lagu dagaalamayo Cudurka…
Dalka Jabuuti ayaa noqday dalka ugu horeeya dalalka Bariga iyo Geeska Afrika ee ay ku sugan yihiin tirada ugu bada…
Dhaqaatiir Shiinees ah oo Itoobiya ka taageeraya dagaalka lagu jiro cudurka Coronavirus ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee dalka…
Maalqabeenka Mareykanka ee dunida ugu lacagta badan Bill Gates ayaa ku dhawaaqay inuu lacag deeq ah siinayo Hay’adda Caafimaadka Adduunka…
Bandow habeennimo ayaa caawa ka dhaqan galay magaalada Muqdisho, iyadoo loo soo rogay si looga hortago faafitaanka cudurka Coronavirus.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in tallaabo laga qaadayo Sheekh muran badan dhaliyey oo sheegay inuu daweyn karo Cudurka Coronavirus.
Shiinaha ayaa si degdeg u bilaabay tijaabada laba tallaal oo loo sameeyay cudurka Coronavirus, iyado dalal badan ay dadaal ugu…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu joojiyey dhaqaalihii ay dowladda Mareykanka siin jiray Hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO.
Haweeney 107 sano jir ah oo u dhalatay dalka Turkiga ayaa ku guuleysatay inay ka bogsooto cudurka Coronavirus, waxaana loo…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa wasaarado ka tirsna xukuumadiisa iyo hay’adaha samafalka ee dalka ka howlgala ka codsaday inay gargaar…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay in dadkii ugu horeeyay laga helay cudurka Coronavirus, kadib markii loo karaantiilay shaki laga qabay inay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, haddana hoggaamiya Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hadaly xaaladda Coronavirus ee dalka ku…
