Guddida hortaga cudurka COVID19 u qaabilsan Somaliland oo Gudoomiye u yahay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi ayaa soo saaray go’aano cusub…
Browsing: Corona Virus
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in qof Soomaali ah oo noqonaya kii ugu horeeyay uu magaalada ugu geeriyooday…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in bandow lagu soo rogay caasimadda Muqdisho, si looga hortago cudurka Coronavirus.
Tallaalkii ugu horeeyay ee cudurka Covid-19 ayaa la sheegay inuu diyaar ku noqon doono muddo toddobaadyo ah gudahooda, kadibna si…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan degdeg oo talo-wadaag ah isugu yeeray wasiiro ka tirsan xukuumadda, culimada, dhakhaatiir, ganacsato,…
Dhaqtarkii labaad ee laga helay magaalada Muqdisho cudurka Coronavirus ayaa ka hadlay xaaladiisa iyo sida uu maleynayo inuu cudurkan ku…
Wakiilada Beesha caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa Qoraal kasoo saaray xaaladda cudurka saf mareenka ah ee Coronavirus, iyagoo sheegay inay…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta jeediyey khudbad ku saabsan sanadguurada 60-aad…
Isbitaallada magaalada Muqdisho ayaa wajahaya halis ku saabsan cudurka Coronavirus, iyagoo qaabila dad fara badan oo xanuunsan xilli aysan heysan…
Xarakada Islaax ee Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal talosoo jeedin ah oo ku saabsan sida ay tahay in loo dhaqmo…
Dalka Mareykanka ayaa mar kale noqday halka ay ku geeriyoodeen tirada ugu badan la diiwaangeliyey cudurka Coronavirus, markii ay maalin…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la joojiyay inta badan shaqadii Isbitaalka Erdogan (ex. Difgeer) marka laga reebo…
Wasiiru dowle ka tirsan Maamulka Hishabeelle, ahna Xildhibaan ka midka Baarlamaanka maamulkaasi ayaa la sheegay in laga helay Cudurka Coronavirus.
Dowlada Turkiga ayaa deeq Qalab caafimad ah u dirtay dalka UK oo ka mida dalalka uu sida weyn u saameeyay…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya bandow la sheegay in lagu soo rogay magaalada Muqdisho, iyadoo aanay si rasmi ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida masaajidda magaalada aan maanta lagu tukan salaadii Jimcadda, iyadoo…
Dalka Ingiriiska ayaa maanta laga diiwaangeliyey tiradii ugu badneyd ee maalin qura cudurka Coronavirus ugu geeriyoota dalkaasi, markii la shaaciyey…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin is-garabtaag ah u diray Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson oo la xanuunsanaya cudurka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa faafiyey farriin naxdn leh oo ka timid mid ka…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay dalkaasi si looga hortago cudurka Covid-19.
