Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, June 9
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»WAR CUSUB: Tallaalkii ugu horeeyay ee Coronavirus oo toddobaadyo Gudahood lagu soo saarayo

    WAR CUSUB: Tallaalkii ugu horeeyay ee Coronavirus oo toddobaadyo Gudahood lagu soo saarayo

    April 12, 2020Updated:April 13, 20201 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Tallaalkii ugu horeeyay ee cudurka Covid-19 ayaa la sheegay inuu diyaar ku noqon doono muddo toddobaadyo ah gudahooda, kadibna si rasmi ah loo bilaabi doono 6 bilood kadib.

    Sida laga soo xigtay saynisyahanno Biritish ah Tallaalkan ayaa waxaa lagu sameeyay mid ka mida Jaamacaddaha ugu horeeya caalamka ee Oxford, dalka Ingiriska, waxaana lagu wadaa inuu diyaar noqdo Bisha Septembar ee sanadkan 2020-ka.

    Prof. Sarah Gilbert oo ka tirsan Jaamacadda Oxford ayaa u sheegtay Wargeyska The Times in 80% ay ku kalsoon tahay tallaalkan inuu noqon doono mid guuleysta, isla markaana uu diyaar ku noqon doono muddo lix bilood gudahood ah, iyadoo ay tallaalada qaataan waqti ka badan sanad ilaa sanad iyo Bar.

    Tallaallkan ayaa tijaabadiisa bilaaban doontaa laba toddobaad gudahood, iyadoo lagu tijaabin doono 500 qof oo mutadawiciin ah, wuxuuna tallaalkan ka mid yahay tobanaan tallaal oo dhowr dal tijaabadoodu ka socoto, balse wuxuu noqday kan ugu waqtiga yar.

    Tijaabada lagu hayo tallaal loo helo cudurkan ayaa ka socota dalalka Germany, USA, France, China iyo dalal kale, laakiin khubarada caafimaadka ayaa ka digaya in waqti dheeraad ah loo baahan yahay tallaal kasta oo lasoo saarayo.

    Corona vaccine Corona Virus UN
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha oo qabtay kulan degdeg ah oo ku saabsan Coronavirus. “Ma oran karno Dadka guryihiina jooga”
    Next Article Maxkamadda Ciidamada oo Dacwad ku soo oogtay xildhibaanno, Sarkaal sare & Gudoomiye degmo (Akhriso Magacyada)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo