Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»XOG: Halista Coronavirus oo soo wajahday Isbitaallada Muqdisho iyo Dhaqtar kale oo laga helay Cudurka

    XOG: Halista Coronavirus oo soo wajahday Isbitaallada Muqdisho iyo Dhaqtar kale oo laga helay Cudurka

    April 12, 2020Updated:April 17, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Isbitaallada magaalada Muqdisho ayaa wajahaya halis ku saabsan cudurka Coronavirus, iyagoo qaabila dad fara badan oo xanuunsan xilli aysan heysan qalabkii ay kula tacaali lahaayeen cudurkan.

    Isbitaalka ugu weyn caasimadda ee Digfeer ayaa shalay la xiray sababo la xiriira in dhaqaatiir ka tirsan laga helay cudurka Covid-19, markii ay la macaamileen bukaan qabay cudurka oo aysan ka war heynin, waxaa kaloo xaaladaas oo kale qabsatay Isbitaalka Aadan Cadde oo bukaan ku jiray 9 maalmood la sheegay inuu u dhintay Coronavirus.

    Xogta la helayo ayaa sheegeysa in dhaqtar ka tirsan isbitaalka laga helay Cudurka Covid-19, iyadoo aan weli si rasmi ah loo shaacin, wuxuuna ka mid yahay dhowr qof oo laga helay cudurka, kuwaasoo lagu wado inay maanta xaqiijiso Wasaaradda Caafimaadka.

    • Qalabka Baarista & Ka-hortagga Cudurka Coronavirus oo markii ugu horeysay Muqdisho la keenay

    Isbitaallada Muqdisho oo ay booqdaan dad badan oo xanuunsan ayaan awood u lahayn inay kala saaraan bukaannadaasi, waxayna halis ugu jiraan inay noqdaan goob uu ka faafo cudurka, halkii ay ka xakameyn lahaayeen; gaar ahaan dhaqaatiirta oo noqay kuwa ugu horeeya ee cudurka uu saameynta ku yeesho.

    Qalabka dhaqaatiirta iyo kaaliyeyaasha caafimaadka xirtaan ee lagula tacaalo dadka qaba cudurka Coronavirus oo ay ka mid yihiin Maasgaraha afka lagu xiro ee N95, dharka isku-joogga ah ee la isaga ilaaliyo virus-ka (Personal Protective Equipment-PPE) oo Ganacsadaha Shiineeska ah ee Jack Ma ugu deeqay Soomaaliya ayaa qeyb ka mida waxay wasaaradda Caafimaadka ku wareejisay maamulka Gobolka Banaadir oo isna shaqaalaha iyo madaxda maamulkaasi u sii qebiyey.

    • Qalabka ka hortagga Coronavirus ee Somalia loogu deeqay oo lagu wareejiyey maamul Goboledyada (Sawirro)

    Isbitaallada Muqdisho ayaan sidoo kale heysan Qalabka lagu baaro Coronavirus ee (coronavirus test kits) oo ah qalab degdeg ah si kumeelgaar ah loogu baari karo bukaankii looga shakiyo inta aan loo dirin baarista rasmiga ah natiijadiisuna aysan xumeyn. Qalabkaas ayaa Soomaaliya waxay heshay in ka badan 20,000 xirmo, iyado loo qeybiyey maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir.

    Isbitaaladda Muqdisho ayaa ku sugan xaalad adag, iyadoo aan loo diyaarin la-tacaalidda bukaannada cudurkan qaba, mana jirto wax qalab ah oo kasoo gaaray Wasaaradda Caafimaadka iyo maamulka Gobolka Banaadir xilli ay wasaaradu shacisay in cudurka Covid-19 uu ku dhex fafayo bulshada Muqdisho.

    Waxaana hadda baahi weyn loo qabaa in Isbitaallada laga saacido sidii loo kala saari lahaa bukaanada tegaya, loogan kaalmeyn lahaa inay qeyb gaara iyo ddad u tabbarran u sameeyaan Coronavirus, taasoo haddii aan degdeg loogu dhaqaaqin dhalin doonta cawaaqib xun.

    GOOBOOGE

    Qalabka Baarista & Ka-hortagga Cudurka Coronavirus oo markii ugu horeysay Muqdisho la keenay
    Corona Virus COVID-19 Muqdisho Top Al-Shabaab commander
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAnnaga iyo Coronavirus: (Inta dadaaleysa waxaa ka qeylo dheer kuwa war-xumo-tashiilka howl ka dhigtay)
    Next Article Dabley Dil khaarijin ah ka fulin rabtay Muqdisho oo la qabtay iyo Is-rasaaseyn dhex martay Ciidamada..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo