Browsing: COVID-19
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Federaalka ayaa shaacisay in cudurka Covid-19 uu mar saddexaad sare u kacay, dibna ugu soo laabtay dalka,…
Sacuudiga ayaa shaaciyey inuu si tartiib tartiib ah u furi doono dalkiisa, isla markaana qaban doono codsiyada Cumrada ee muslimiinta…
Agaasimaha Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo ah kan ugu weyn ee lagula tacaalo cudurka Covid-19 ayaa dalka Turkiga looga…
Dowladda Uganda ayaa billowday inay ciidamadeeda ka howlgala Soomaaliya ee ka tirsan AMISOM ee jooga Soomaaliya, kuwaas oo isugu jira…
Alshabaab ayaa bayaan kasoo saartay Tallaalka cudurka Covid-19 ee Soomaaliya la keenay, iyadoo adka uga digtay isticmaalka Tallaalkan oo Soomaaliya…
Ergeyga gaarka ah ee qaabilsan Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas Yuusuf Garaad Cumar ayaa shaaciyey in laga helay cudurka Covid-19.
Xukuumadda Soomaaliya ee xil gaarsiinta ayaa laba toddobaad oo hor leh ku kordhisay xayiraadda saaran goobaha waxbrashada iyo isu imaatinka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray jadwalka Tallaalka Covid-19 ee loo qoondeeyay loogu qeybiyey Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Hay’adda Caafimaadka Adduunka qeybteeda Soomaalia ayaa shaaciyey tirada tallaalka loo kala qaaday maanta magaalooyinka Hargeysa iyo Garowe ee maamullada Somaliland…
Waxaa sii kordhaya dalalka joojiyey ama hakiyey isticmaalka Tallaalka AstraZeneca oo maanta Soomaaliya soo gaaray, kadib markii lagu arkay saameyn…
Imaanshaha iyo Hirgelinta Tallaalka Covid-19 Tallaaka COVID ee Oxford/AstraZeneca oo ah tiradiisa 300,000 waxa uu gaari doonaa shaqaalaha safka hore…
Soomaaliya ayaa heshay Qeybtii ugu horeysay Tallaalka Astrazaneca ee Cudurka Covid-19, kaasoo ah deeq ka mida tallaalka Cudurka Covid-19 ee…
Wasiirka caafimadka dalka Jordan Nadiir Cubeydaat ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd, kadib markii Bukaano qaba cudurka Covid-19 ay u dhinteen…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa soo saaray baaq degdeg oo ku…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ganaax lacageed kusoo rogay shacabka iyo Ganacsatada magaalada Muqdisho haddii ay xiran waayeen Af-saabka (Facemask) ka…
Maamulka Gobolka banaadir ayaa shaaciyey in Ganaax lagu soo rogi doono dadka aan qaadan tilmaamaha caafimaad ee ka hortagga cudurka…
Daladda FPEN oo ka mida Dalladaha ugu waaweyn ee waxbarashada ayaa qoraal kasoo saartay amarka xukuumada ku xirtay goobaha waxbarashada,…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble, markii uu qiimeeyey soo laba kaclaynta xanuunka COVID-19.
Indhahooda waxaa ka muuqda daal iyo dhafar farabadan waxaana muuqata intii ay kareen ka badan in ay sameynayaan waa hawlwadeennada…
