Wasiirka caafimaadka xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ra’yigeeda ku saabsan xaaladda halista ah ee cudurka Covid-19 kusoo…
Browsing: COVID-19
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilka sii heysa ayaa War-saxaafadee ay soo saaray ku shaacisay inay sii…
Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in laga helay cudurka COVID-19.
Dhammaan dadka Soomaaliyeed, meel kastoo aad joogtiin waan idin salaamayaa, Salaan ka dib, dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho, waxaa…
Wararka laga helayo Isbitaallada magaalada Muqdisho, gaar ahaan isbitaalka Martiini ayaa sheegaya inay saameysay Oxgeyn la’aan ka jira magaalada, iyadoo…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inaan waddanna loo oggolaanin inuu xanunka Covid-19 u adeegsado inuu ku…
Iyadoo ay sii kordhayaan dadka Magaalada Muqdisho iyo gudaha Soomaaliya ugu dhimanaya cudurka Covid-19 ayaa 24-kii saac ee ugu danbeeyay…
Xaalad naxdin leh ayaa laga soo weriyey inay ka taagan tahay isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo ah kan kaliya…
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya ayaa shaqaalaha dowladda fartay inay joogaan guryahooda, iyadoo si KMG ah…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Covid-19 oo Soomaaliya kusoo laba kacleeyay.
Maalmihii la soo dhaafey, waxaan faraha isula tagney Caabuqa COVID19 oo la iga heley, Allihii iga fududeeyey khatartiisa ayaana mahad…
Waxaa dalal badan ay soo rogeen xayiraad dhinaca duulimaadyada ah, kadib markii nooc cusub oo cudurka CoronaVirus ah oo si…
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa soo magacaabay Gudi loo xil-saaray inay warbixin dhameystiran ka keenaan saameynta…
Prof. Ugur Sahin iyo xaaskiisa Dr. Özlem Türeci oo asalkoodu yahay Turkiyii heysta dhalashada Jarmalka ayaa ka dambeeyay soo saarista…
Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayaa shaaciyay inuu ku dhacay cudurka Coronavirus.
Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shaacisay natiijadii kasoo baxday baaritaan lagu sameeyay meydka Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif…
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda xilka sii heysa ayaa bixisay qandaraasyo laga ganacsanayo xanuunka safmarka ah ee Covid-19.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo kaduulaysa go’aankii Golaha Wasiiradda XFS ee soo baxay 30 kii Luuliyo, 2020 maalintii khamiista…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in dad ku dhow 100 qof laga helay cudurka Covid-19, 24-kii saac ee lasoo…
Tirada dadka Cudurka Covid-19 ugu dhintay dalka Mareykanka ayaa sare u dhaaftay 100,000 ruux, iyadoo dalkaasi uu noqday kan ugu…
