Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaisay kiisas cusub oo cudurka Codovid-19 ah oo laga helay gudaha Soomaaliya.
Browsing: COVID-19
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo hambalyada Ciidul fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed ayaa dhinaca kale dhaliilay dowladda…
Dadka uu soo ritay Cudurka Covid-19 ee dunida ayaa gaaray 5 Milyan oo ruux, iyadoo shalay ay ahayd maalintii la…
Madaxweyne ku xigeenka Dalka South Sudan Riek Machar iyo xaakiisa Angelina Teny ayaa labadaba laga helay cudurka Covid-19, kadib markii…
Hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in Cudurka Covid-19 uu noqon doono cudur aan dunida ka dhammaan oo lagu…
Alshabaab ayaa qaaday tallaabo aan la fileyn, kadib markii Bayaan ay soo saartay ay ku magacowday Guddi u qaabilsan la-socodka…
Wasaaradda Caafimaadka ee maamulka Puntland ayaa shaacisay in kiisas cusub oo Cudurka Covid-19 ah laga helay degaanadeeda.
Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu yar ee lagu baaro cudurka Covid-19, iyadoo ilaa iminka dad ka yar 1200 qof oo…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in dad cusub laga helay cudurka Coronavirus 24-kii saac ee lasoo dhaafay.
Maamulka Jubaland ayaa maanta shaacisay in wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedkaasi Mahdi Muxyadiin Maxamed laga helay cudurka Coronavirus.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay inay dad hor leh laga helay cudurka Coronavirus, kadib baaritaankii la sameeyay…
Soomaalidu ayaa noqotay dalka koowaad ugu dhimashada badan cudurka Covid-19 dalalka Bariga Afrika oo dhan iyp dalka 12-aad ee Afrika…
War goor dhoweyd kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xalay ay 9 bukaan ku geeriyoodeen Isbitaalka…
Isbitaalladii ugu waaweynaa magaalada Muqdisho ayuu saameyn xoog leh ku yeeshay Cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus, iyadoo shaqadooda ay gaabis…
Guddiga Dowlad Goboleedka Puntland u qaabilsan ka hortagga cudurka Covid-19 ayaa caawa shaaciyey in 5 qof oo cusub laga helay…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in dad cusub oo gaaraya 62 qof laga helay labadii maalin ee ugu danbeysay.
Sida aan la wada socdono, waxaa aduunyada ka dillaacay xanuunka loo yaqaano Covid-19, kaasoo kasoo bilowdey China, balse haatan ku…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in qof ka mida dadkii looga shakisnaa cudurka Coronavirus uu maanta geeriyooday, iyadoo…
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladda cudurka Coronavirus iyo tallaabooyinka ay qaaday dowladda Soomaaliya.
Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah, kaasoo uu…
