Dowladda Soomaaliya ayaa ku howlan isbitaallo cusub oo magaalada Muqdisho loo diyaarinayo inay qaabilaan bukaannada uu soo rito cudurka Coronavirus…
Browsing: COVID-19
Wasaaradda Caafimaadka ayaa War-saxaafadeed faahfaahsan kasoo saartay xaaladda cudurka Covid-19 ee dalka iyo natiijadii kasoo baxday baaritaankii ugu danbeeyay. HOOS…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Lacag ay dowladda Federaalka siineyso maamul Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir si ay ula…
Isbitaallada magaalada Muqdisho ayaa wajahaya halis ku saabsan cudurka Coronavirus, iyagoo qaabila dad fara badan oo xanuunsan xilli aysan heysan…
Dalka Ingiriiska ayaa maanta laga diiwaangeliyey tiradii ugu badneyd ee maalin qura cudurka Coronavirus ugu geeriyoota dalkaasi, markii la shaaciyey…
Qalabka lagu baaro cudurka Coronavirus ayaa loogu deeqay dowladda Soomaaliya iyadoo diyaarad ay leedhay hay’adda WFP shalay lagu keenay magaalada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in dad badan oo Muqdisho ku nool ay la xanuunsanayaan…
1- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii…
Qofkii u horeeyay ayaa la xaqiijiyay inuu magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus.
Waxaa sare u sii kacaya dadka u geeriyooday cudurka Covid-19 caalamka oo dhan, waxayna xilligan gaareen in ka badan 72,000…
Aamina Muuse Weheliye oo ka mida saxafiyiintii caanka ahaa ee Soomaalida oo ku nool dalka UK ayaa soo duubtay muuqaal…
Inkastoo kumanaan qof uu dilay, boqolaal kun oo kalena uu soo ritay, dalal badan uu bandow ka dhigay oo oloshiina…
Shiinaha ayaa shaaciyey kaniini lagu daweyn karo cudurka uu keeno Coronavirus ee COVID-19 kadib markii lagu tijaabiyey dad fara badan…
Iyadoo maanta la shaaciyey in qofkii ugu horeeyay ee qaba cudurka Coronavirus uu joogo Muqdisho, kana yimid dal dibadda ah…
Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay tiradii ugu badneyd oo maalin qura u dhintay cudurka COVID-19 oo uu keeno Coronavirus.
Cudurka Corona waa hargabka oo kale, way kala duwan yihiin fayraska keeno, laakiin waxay ka siman yihiin astaamaha sida qandho,…
Waxaa sii kordhaya dalalka uu ku faafayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Virus-ka Corona, wuxuuna hadda gaaray 91 Dal sida…
Cudurka COVID-91 ee uu keeno Coronavirus ayaa laga digay inuu faraha baxay, iyadoo dagaalkii lagula jiray in lagu xakameeyo lagu…
Iyadoo uu dunida kusii faafayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus ayaa dalka Koonfurta Kuuriya wuxuu noqday dalka labaad ee…
Khubarada caafimaadka ayaa ka digaya inuu faraha ka bixi karo cudurka COVIN-19 ee uu keeno Coronavirus, kadib markii uu ku…
