Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Cudurka Coronavirus oo ku faafay 80 dal & Digniin laga bixiyey inuu faraha ka baxo. (Akhriso Liiska dalalka uu gaaray)

    Cudurka Coronavirus oo ku faafay 80 dal & Digniin laga bixiyey inuu faraha ka baxo. (Akhriso Liiska dalalka uu gaaray)

    March 4, 2020Updated:March 5, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Cudurka COVID-91 ee uu keeno Coronavirus ayaa laga digay inuu faraha baxay, iyadoo dagaalkii lagula jiray in lagu xakameeyo lagu guuldarreystay.

    Dalalkii ugu danbeeyya ee uu gaaray cudurka waxaa ka mida Poland iyo jasiirada Faroe, iyadoo horeyna ay u shaaciyeen inuu soo gaaray dalal ay ka mid yihiin Sacuudig, Brazil, Udrun, Senigal iyo Nigeria. Tirada dhimashada ayaa sare u dhaaftay 3200, halka dadka qaba ay ka badan yihiin 93,000 qof.

    Professor Neil Ferguson oo ka tirsan Jamacadda London ayaa qiray in dunida ay si adag isugu dayday inay ka hortagto cudurkan ayna xakameyso, balse dadaalkaasi uu hadda fashilmay iyadoo ay caddeyn u tahay dalalka fara badan ee uu ku sii faafayo.

    Marka laga soo taho China oo ah dalka uu ka bilowday oo tirada ugu badan cudurku hayo, haddana dalalka South Korea, Italy iyo Iran ayaa noqday dalalka ugu waaweyn ee cudurka ku faafinaya dunida, wuxuuna dalalkaasi kusoo ritay kumanaan qof.

    HOOS KA AKHRISO LIISKA DALALKA DUNIDA EE UU CUDURKA GAARAY IYO TIRADA DADKA QABA

    Afghanistan – 1 

    Algeria – 5

    Andorra – 1

    Argentina – 1

    Armenia – 1

    Australia – 33

    Austria – 24

    Bahrain – 49

    Belgium – 8

    Brazil – 2

    Cambodia – 1

    Canada – 27

    China – 80,174

    Croatia – 9

    Czech Republic – 3

    Denmark – 6

    Dominican Republic – 1

    Egypt – 2

    Estonia – 1

    Finland – 6

    France – 212

    Georgia – 3

    Germany – 188

    Greece – 7

    Iceland – 9

    India – 6

    Indonesia – 2

    Iran – 2336

    Iraq – 26

    Israel – 12

    Italy – 2,5042

    Japan – 271 and 705

    Jordan – 1

    Kuwait – 56

    Lebanon – 13

    Lithuania – 1 

    Luxembourg – 1

    Malaysia – 36

    Mexico – 5

    Morroco – 1

    Nepal – 1

    The Netherlands – 23

    New Zealand – 1

    Nigeria – 1

    North Macedonia – 1

    Norway – 32

    Oman – 12

    Pakistan – 5

    The Philippines – 3

    Portugal – 2

    Qatar – 8

    Romania – 3

    Russia – 5

    Saudi Arabia – 1

    Senegal – 1

    Singapore – 110

    South Korea – 5,186

    Spain – 149

    Sri Lanka – 1

    Sweden – 24

    Switzerland – 47

    Taiwan – 41

    Thailand – 43

    Tunisia – 1

    United Arab Emirates – 21

    United Kingdom – 85

    United States – 106 

    Ukraine – 1

    Vietnam – 16

    Caabuqa Corona Coronavirus Coronavirus worldwide COVID-19
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxtooyada Kenya: “Ciidamada Somalia waxay kusoo xadgudbeen Xuduudka & Madax bannaanida dalkeena”
    Next Article Uhuru Kenyatta statement regarding violation of Kenya’s territorial integrity & sovereignty by the Republic of Somalia

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo