Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Iska yaree cabsida badan ee Cudurka Coronavirus. (Akhriso 5 xaqiiqo oo lagu farxi karo & COVID-19)

    Iska yaree cabsida badan ee Cudurka Coronavirus. (Akhriso 5 xaqiiqo oo lagu farxi karo & COVID-19)

    March 23, 2020Updated:March 24, 20202 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Inkastoo kumanaan qof uu dilay, boqolaal kun oo kalena uu soo ritay, dalal badan uu bandow ka dhigay oo oloshiina istaagtay, dartiisna dhaqaalaha dunida uu hoos ugu dhacay, loona xiray Masaajiddii, Jaamacadihii, dugsiyadii waxbarashada iyo goobaha la isugu yimaado, haddana Coronavirus sida looga wada baqayo uma aha musiibo aan dheg la qabto lahayn.

    Cudurkan oo kasoo bilowday Novermbar 2019 magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha, haddana wuxuu si weyn usoo shaac baxay Decembar 2019, isagoo si weyn ugu faafay dalka Shiinaha, kadibna u gudbay caalamka oo dhan, iyadoo uu hadda fara ba’an ku hayo dalalka Yurub, Mareykanka iyo Aasiyada kale.

    Shan xaqiiqo oo cudurkan COVID-19 laga ogaaday ayaa rajo gelinaya dadka, waxayna kaa yareynaysaa cabsida badan ee laga qabo magaciisa iyo sida uu dunida u gilgilay xilligan, waxayna kala yihiin:

    1- Marka loo barbar dhigo cudurrada la nooca ah ee faafa, waa cudur aan dilaa ahayn, waxaana u dhinta 1% dadka uu ku dhaco, taasoo micnaheedu yahay in 99% ay ka kacayaan ama ka bogsoonayaan. Cudurradii la mid ahaa sida Ebola wuxuu dilay 99%. SARS ayaa isna 11% galaaftay dadkii uu ku dhacay.

    2- Cudurkan COIVD-19 ee Coronavirus uu keeno uma badna caruurta ama wuxuu ugu dhacaa si ka fudud dadka kale, waana arrin yaab leh oo uu la gaar yahay cudurkan.

    3- In dadka qaarkii ay cudurka ka bogsoonayaan iyagoo aan xaalad halis ah gaarin, dhaqtarna la jiifin.

    4- In durba la helay dawooyin lagula tacaalo, sida kaniiniga ‘favipiravir’ oo dad badan oo bukaan u ahaa cudurka wax weyn loga gartay.

    5- In dunidu ku tartameyso sidii tallaal iyo dawo loogu heli lahaa cudurkan, iyadoo Shiinaha oo kaliya ay ka socoto tijaabada 5 tallaal oo kala gaara ah, rajo badan ayaana laga qabaa in dawo iyo tallaalba loo helo.

    Cudurkan dalal badan oo awood is biday ayuu tusiyey tabartooda, waxaana qof kasta ku waajiba inuu qaato tallooyinka caafimaad, isla markaana uu badsado ducada iyo Alle ka cabsiga.


    Hoos ka daawo Prof. C/casiis Maalingur oo ah Aqoonyahan cilmiga Difaaca jirka ku heysta shahaadad PhD a oo ka hadlaya sida looga hortegi karo cudurka COVID-19.

    Caafimaadka Cabsida Coronavirus Corona vaccine Coronavirus COVID-19 Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAskar ka tirsan Ciidamada dowladda oo ku dagaalamay Suuqa Bakaaraha & Qasaare ka dhashay..
    Next Article Culimada oo ka hor yimid Amarkii maamulka Puntland ku xiray Masaajidda & Dugsiyada Quraanka.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo