Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Hay’adda Hormuud Foundation $2 Million Dollar ugu deeqday afurinta Dadka tabaaleysan & la- dagaalanka Covid-19

    Hay’adda Hormuud Foundation $2 Million Dollar ugu deeqday afurinta Dadka tabaaleysan & la- dagaalanka Covid-19

    April 25, 2020Updated:April 25, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sida aan la wada socdono, waxaa aduunyada ka dillaacay xanuunka loo yaqaano Covid-19, kaasoo kasoo bilowdey China, balse haatan ku fidey dhamaan dunida dacaladeeda. Sidaas darteed Shirkadda Isgaarsiintaa Hormuud iyadoo ka jawaabeyso arinkaas waxay qaaday waxay qaaday tallaabooyinka soo socdo:

    1. Ugu horeynba shirkada waxaa aay sameeysey number free ah oo dadka xanuunsan soo wici karaan 449.
    2. Shirkada waxaa aay telefoonadeeda ku xirtey wacyi gelinta xanuunka iyadoo qofkastaa oo telefoonka isticmaalaa uu maqlayo wacyigelintaas.
    3. Shirkadu waxaa aay gacan ka geysatey sameynta iyo hagaajinta Xarun casri ah ee soo wicitaanka  ee ku tala magaalada Muqdisho taasoo aay soo wici karaan dhammaan dadka Soomaaliyeed
    4. Shirkadu waxaa aay ku xoojisey laba Ambulance oo la howlgalaya howl wadeenada caafimaadka ee ku howlan howshaan iyada ah
    5. Shirkadda waxaa aay gacan ka geysaneeysaa helitaanka Oxygen .
    6. Dayactirka Qeybo ka mid ah Isbitaalka Banaadir, oo aay ku kici doonto lacag dhan $500,000 ( Shan Boqol kun dollar.)

     Dhanka kale si loo Caawiyo inta nugul ee bulshada ka mid ah, Shirkadda Hormuud Telecom, waxaa aay dhaqaale u qoondeeysey caawinta dadkaas , gaar ahaan kuwa uu dhaqaalahooda hooseeyo , waxaana ka mid ah:

    1. 10,000 qof oo danyar ah oo loo siin doonaa $10,000 maalintii mudo sodon maalmood, taasoo dhan $300,000 ( Sadex boqol kun dollar ), dadka danyarta ah waxaa aay iska diiwaan gelin karaan, numberka gaaban ee 144, si aay u dalbadaan caawinta si fariin ah.
    2. Caawin afurin ah oo aan gaarsiin doono: Dhawr boqol oo Naafada, Indhoolayaasha, Dhagoolayaasha,  Maxaabiista Xabsiga dhexe, Naafada Xooga dalka, Qoysas danyar ah, Agoonta (1,000), Haweenka Danyarta (700), Qaxootiga Yemeniyiinta, Dadka ka xanuunsan Dhimirka, waxaana uu mashruucaan ku kici doonaa $350,140 ( Sadex boqol konton kun iyo boqol iyo afartan dollar)
    3. Sidoo kale Shirkada waxaa aay $200,000 (laba boqol kun dollar), ku dartey barnaamijka Afuri walaal ee aay wado Rubta ganacsiga iyo warshadaha
    4. Shirkadu waxaa aay qalab caafimaad ku dalabtay lacag dhan $300,000 ( saddex boqol kun dollar)
    5. Shirkada waxaa aay ku dalabtay timir lacag dhan $420,000 ( afar boqol iyo labaatan kun dollar) Timirtaasoo la gaarsiin doono inta nugul ee bulshadeena ka mid ah.
    6. Shirkada waxaa aay siineeysaa min $100, ilaa iyo 200 Macalimiinta dugsiyada Quraanka, taasoo  dhan $20,000 (labaatan kun dollar)

    Sidaa darteed, Hormuud Telecom, waxaa aay ku bixineysaa la tacaalida xanuunkaan iyo sidii loo yareyn lahaa sameyntiisa lacag dhan, $2,070,140 ( laba milyan todobo boqol iyo boqol afartan dollar). 

    COVID-19 Hormuud Foundation
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaanno taageersan Madaxweynaha Hirshabelle oo Mooshin ka keenay Guddoomiyaha Barlamanka (Akhriso)
    Next Article Xildhibaannada Fiqi & C/saabir oo sharaxaad ka bixiyey sababta ay ugu biireen Golaha Wasiirada Galmudug

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo