Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Wasaaradda Caafimaadka oo Habraaca Caafimaad ku soo rogtay Duulimaadyada Dibadda

    Wasaaradda Caafimaadka oo Habraaca Caafimaad ku soo rogtay Duulimaadyada Dibadda

    August 3, 20203 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo kaduulaysa go’aankii Golaha Wasiiradda XFS ee soo baxay 30 kii Luuliyo, 2020 maalintii khamiista , waxaa maalinka bari ah ee 3 da August, 2020 dib u bilaabmaya duulimaayadii dibada.

    Sidaa Awadeed Wasaaradda caafimaadka iyo Wasaaradaha ay shaqa wadaaga yihiin waxey diyaariyeen habraaca safarada ee lagu hawlgalayo inta uu jiro cudur dilaaca COVID-19 si loo ilaaliyo fayo qabka bulshada loogana digtoonaado sahal u faafitaanka xanuunka COVID-19. Cudur dillaaca COVID-19 wuxuu saameyn mug leh ku yeeshay dhamaan caafimaadka, isku socodka iyo dhaqaalaha umadaha dunidda oo ay Soomaaliya kamid tahay.

    Hadaba, si loo ilaaliyo badqabka Musaafiriinta iyo shaqaalaha ka howlgala diyaaradaha waxaa lagama maarmaan ah in la dhaqan geliyo habraacaan iyo qodobadiisa si dhameestiran.

    1. Wasaarada Caafimaadka waxay adkaynaysaa in la ilaaliyo fayodhowrka guud ee goobaha safarka iyadoo la qaadanayo tilmaamaha caafimaad ee kahortaga caabuqa COVID-19 sida kala fogaanshaha iyo gacmo dhaqashada iyadoo la isticmaalka jeermis dile.

    2. Qof walba oo ka dhoofaya ama imaanaaya dalka waa inuu xirtaa af-xir (Mask) si loo yareeyo faaifidda caabuqa COVID-19.

    3.Waa in ay dadka safraya ay maraan baarista Xanuunka COVID-19 kana soo qaataan goobaha loo asteeyay baarista si ay iskaga soo hubiyaan inaysan qabin xanuunka (Negative COVID-19) ka hor 72 saacadood inta aysan safrin.

    4. Xogta qof walba oo dhoofaya waxaa lagu diiwaan galin doonaa hanaanka xogta shaybaarka waxaana ladhigayaa nidaam laga hubiyo xogtiisa dhamaan garoomada laga dhoofo si loo xaqiijiyo sax ahaanshaha cadeynta barista COVID-19 ee uu wato qofka safraya.

    5. Shirkadaha diyaaradaha waa inay fariimaha kahortaga COVID-19 dabaacaan una sharaxaan rakaabka si loo ilaayo faya qabka inta lagu gudo jiro duulimaadka

    6. Qof walba oo dhoofaya ama safraya waa inuu yimmado garoonka uu ka dhoofayo 3dex saacadood kahor duulimaadkiisa si u maro hubinta caafimaadka iyo amniga.

    7. Waa in dadka imaanaya dalka guud ahaan ay iska soo baaraan xanuunka COVID-19 soona qaataan warqada cadaynta baarista ah oo soo baxday muddo 96 saacadood gudohood ah.

    8. Musaafirka aan wadanin warqada cadaynta baaritaanka COVID-19 ee yimaado dalka waxa uu mari doonaa karantiil inta laga xaqijinayo caafimaadkiisa iyadoo lamarsiin doono baaris caafimaad oo la xiriirta COVID-19.

    9. Arimaha laxiriira kala badalka ciidamada nabad ilaalinta (AMISOM) iyo Ciidamada Ilaaliya xarumaha UNka (United Nation Guard Unit in Mogadishu) waxaa lafaraya inay raacaan habraaca UNGU Rotation Plan for COVID-19 ee sumaddiisu NV/2020/065 si ilaaliyo caafimaadka guud dalka, loona yareeyo culeyska Airport Adden Cadde International.

    10. Dhamaan Hay’addaha dowliga ah ee ku shaqada leh arimaha hawlaha gegida diyaaradaha dalka in ay si dhaw uga wada shaqeeyaan arimaha duulimaayada dadka imaanayana si loogu diyaariyo jawi caafimad qab ah lagana taxadaro codurka COVID-19.

    11. Wasaaradda caafimaadka waxey diyaar utahay in ay fududeeso helitaanka adeegga baarista COVID-19 iyadoo diyaarisay goobo loo asteeyay oo heesta ogolaanshiyaha sameynta barista iyo bixinta cadeymaha COVID-19 la’aan (Negative).

    Sida Hoos kucad .Goobaha Loo diyaariyay Baaritaanka

    1- Benaadir Muqdisho= Shaybaarka Dhexe ee Qaranka

    2- Puntland Boosaaso = Shaybaarka Boosaaso

    3- Garoowe Shaybaarka = Garoowe

    4- Jubbland Kismaayo = Shaybaarka Kismaayo

    5- Balad-Xaawo = Shaybaaraka Balad-Xaawo

    6- Koonfur Galbeed Baydhabo = Shaybaarka Baydhabo

    7- Hirshabeelle Jowhar = Shaybaarka Jowhar

    8- Galmudug Dusamareb = Shaybaarka Dusamareb

    9- Somaliland Hargeysa = Shaybaarka Hargeysa

    10- Somaliland Burco = Shaybaarka Burco

    FG: Dadka kunool Gobalka Banaadir waxay adeegga baaritaanada ka heli karaan xarumahaan kala ah:De Martino hospital, Banadir Hospital, UNSOS clinic iyo Chelsea clinic. 2 August 2020.

    COVID-19 Duulimaadka dibadda Top Wasaaradda Cafimaadka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWiil dhalinyaro ah oo loo magacaabay Agaasimaha Isbitaalka Medina ee Muqdisho
    Next Article Shirweynihii Beesha Mudullood oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo