Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Soomaaliya iyo soo Laba kacleynta Xanuunka Covid-19 (Qeylo-dhaan)

    Soomaaliya iyo soo Laba kacleynta Xanuunka Covid-19 (Qeylo-dhaan)

    February 22, 2021Updated:February 22, 20212 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dhammaan dadka Soomaaliyeed, meel kastoo aad joogtiin waan idin salaamayaa, Salaan ka dib, dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho, waxaa si xawli ugu soo laba kacleeeyey xanuunkii Covic-19.

    Sida aad la wada socotaan Hay,adaha caafimaadka ee Soomaaliya ma heystaan qalabkii iyo tasiilaadkii kale ee aay u baahnaayeen si aay ula tacaalaan xanuunkaan saf mareenka ah. Ma jiro Isbitaal ka mid ah Isbitaalada waaweyn ee publica ah ee heysta Oxygen Plant and ama mashiinka dhaliya Oxygen.

    Dadka uu soo ritay xanuunka sanadkaan, waa aay ka badan yihiin sanadkii hore, waxaana culeys uu ka jiraa Oxygen la,aan, oo waxaa la isticmaalayey Oxygen aay soo saaraan warshado gaar loo leeyahay oo iyagana wax soo saarkoodu uu yar yahay. Hadaba culeysyada jira ee u baahan in dadka Soomaaliyeed aay u istaagaan waxaa ka mid ah:

    • Oxygen la,aan
    • Daawo la,aan
    • Personal protection la,aan
    • Koronto ama Shidaalka lagu shubo matoorka oo kharash u baahan
    • Shaqaale u tababaran la tacaalida xanuunkaan
    • Ambulances yari….

    Maxaa la qaban karaa?:

    Waxaa la qaban karaa , in aan sameeyno lacag uruurin, oo aan is abaabulno meel walbo oo aan dunida ka joogno, si aan ugu helno Isbitaaladaas waxaa aay u baahan yihiin. Dhanka kale waxaa Iyana muhiim ah in dadka Soomaaliyeed ee Caafimaadka bartey, lehna cilaaqaadka aay ka caawiyaan Wasaarada Caafimaadka iyo Isbitaalada ineey qalabkaas helaan sida ugu dhaqsaha badan.

    Dhanka kale waxaa muhiim ah in lasoo iibiyo Oxygen palnts iyo in aan ka sameeyno lobby wadamada dibadaha, siiba Europe, Amercia, Canada iyo Australia, in loo soo gurmado Somalia.Ganacasatada Soomaaliyeed, waxaa aan wadnaa dedaal arintaan ku saabsan, hase ahaatee waxaa loo baahan yahay dedaal xoog leh oo ballaaran….Gurmadka dhexdeena aan xoojino, ka dib dadka kale waa na caawin karaan.

    Ilaaheey aduunka haka dul qaado xanuunkaan

    W/Q: C/llaahi Nur Cusman
    Madaxa Hormuud Salaam Foundation

    Coronavirus COVID-19 Isbitaal Martiini Martiini
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMidowga Musharxiinta oo ku dhawaaqay Bannaanbax cusub oo magaalada Muqdisho ka dhacaya
    Next Article C/raxmaan Caynte: “Waan hubaa inuu (Farmajo) qaadi doono waddadii ay hortiis qaadeen kalitaliyeyaal badan”

    Related Posts

    Maxaa Addis Ababa ku qabsaday Xasan Sheekh? (3-da Aragti ee Mucaaradka Madaxweynaha)

    February 18, 2024

    Maxaa lagu diidan yahay Hab-raaca lagu muransan yahay ee Dastuurka..?

    January 24, 2024

    Hadal jeedinta Madaxweynaha iyo Waxyaabihii la tabey ee ka Maqnaaa (Qormo).

    January 3, 2024

    Yusuf Garaad oo ka hadlay Dhibaato culus oo ka jirta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    November 29, 2023

    5 Arrin oo lagu diidan yahay Qorshaha Dastuurka ee Xasan Sheekh iyo waxa ka dhalan kara

    November 27, 2023

    C/raxman C/shakuur oo Qoraal talo- culus xambaarsan u diray Siciid Deni

    November 7, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo