Browsing: Isbitaal Martiini
Dhammaan dadka Soomaaliyeed, meel kastoo aad joogtiin waan idin salaamayaa, Salaan ka dib, dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho, waxaa…
Wararka laga helayo Isbitaallada magaalada Muqdisho, gaar ahaan isbitaalka Martiini ayaa sheegaya inay saameysay Oxgeyn la’aan ka jira magaalada, iyadoo…
Xaalad naxdin leh ayaa laga soo weriyey inay ka taagan tahay isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo ah kan kaliya…
Agaasime cusub ayaa loo magacaabay Isbitaalka Martiini ee dowladda Soomaaliya maamusha, kaasoo lagula tacaalo dadka uu soo rito cudurka Coronavirus.
Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu yar ee lagu baaro cudurka Covid-19, iyadoo ilaa iminka dad ka yar 1200 qof oo…
Ibsitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa loogu deeqay Matroor Dab dhaliye ah, kadib markii dhibaato dhinaca Korontada ah ay lasoo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inay dayacaada iyo daryeel la’aan caafimaad ka jirto Isbitaal…
Isbitaalka Martiini (De-Martino) ee magaalada Muqdisho oo dowladda Soomaaliya ay u qoondeysay in lagula tacaalo cudurka Covid-19 ayaa hadda diyaar…
Waxaa dood weyn dhalisay booqasho ay isbitaal Martiini ee loo gaar yeelay la-tacaalidda dadka qaba cudurka Coronavirus galabta ku tageen…
Kadib markii masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta iyo Weriyeyaal badan ay baraha bulshada ku faafiyeen qeylo-dhaan ku saabsan Weriye ka…
Wararka laga helayo Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalad dayac ah ay Isbitaalka Martiini ku heysto weriye ka…
Dowladda Soomaaliya oo ka mida dalalka Afrika ee Dunida uu hooseeya arrimaha Caafimaadka ayaa qeylo-dhaan u dirsatay dalal yo Hay’ado…
Waxaa si weyn looga deyrinayaa xaaladda Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo dowladda Soomaaliya ay u diyaarisay inuu qaabilo dadka…
