Iyadoo uu xowli ku socdo faafitaanka cudurka COVID-19 ayaa Mareykanka uu kaalinta hor uga jiraa dalalka uu sida weyn ugu…
Browsing: Coronavirus worldwide
Madaxda dalalka IGAD ayaa shir ka yeelanaya xaaladda cudurka COVID-19 iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka lagula jiro.
Maamul Goboleedyada Jubbaland, K/Galbeed iyo G/Banaadir ayaa maanta lagu wareejiyey qeybta kasoo gaartay qalabkii caafimaad ee uu Soomaaliya ugu deeqay…
Talyaaniga ayaa laga soo weriyay in dadka u geeriyooday Coronavirys ay sare u dhaafeen maanta 10,000 qof, iyadoo ay weli…
Gabar 16 sano jir ah ayaa noqotay qofkii ugu yaraa ee Qaarada Yurub ugu geeriyootay Cudurka Covid-19 oo uu keeno…
Dowladda Soomaaliya ayaa shalay shaacisay in qofkii saddexaad oo qaba cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya, kaasoo ajnabi la shaqeeya Hay’adda Q/Midoobay…
Talyaaniga ayaa laga soo weriyey 24-kii saac ugu danbeeyay tiradii ugu badneyd ee hal maalin dunida ugu geeriyoota cudurka Coronavirus.
Dadka sida cudurka Covid-19 ee dunida oo dhan ayaa sare u dhaafay Nus Milyan qof, iyadoo dadka u dhintay ay…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegay in qofkii ugu horeeyay uu dalkaasi ugu geeriyooday cudurka COVID-19 ee uu keeno…
Iyadoo dunida halis weyn uu ku hayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Cronavirus ayaa waxaa jira su’aalo badan oo aan…
Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benyamin Netanyahu ayaa laga soo xigtay war ka nixiyay dad badan oo Yuhuud ah, kadib markii uu…
Waxaa caawa garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho kasoo degtay Diyaarad nooca xamuulka ah oo Shirkada Ethiopian Airlines leedahay taasoo sida deeq…
Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa noqday qowmiyada ugu badan ee u geeriyootay cudurka Coronavirus dalka Sweden, sida laga soo…
Gobolka New York e dalka Mareykanka ayaa maanta bilaabaya adeegsiga dawooyin loo istimaali jiray Malaariyada in lagu daweeyo Cudurka COVID-19…
Dhaqtar caan ah oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa xaqiijiyey in daawada loo adeegsan jiray cudurka Malaariyadda uu si weyn…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa War kasoo saartay dadka Soomaalida ah ee ka imaanaya dibadda kadib markii la fasaxay muddo…
Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines (Ethiopian) ayaa ku dhawaaqday liiska 30 dal oo ay joojisay inay duulimaad ku tagto oo ay…
Talyaaniga ayaa mar kale laga soo weriyey tiradii ugu badneyd ee maalin qura u dhimata cudurka COVID-19 ee uu keeno…
Tirada dadka qaba cudurka Coronavirus ayaa daqiiqao ka hor sare u dhaafay rubuc Milyan Qof, waxayna dadka sida cudurkan COVID-19…
Talyaaniga ayaa iminka noqday dalka ay ku dhinteen tirada ugu badan dadka qaba cudurka Coronavirus ee COVID-19, waxaana 24-kii saac…
