Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin looga hortegayo faafidda cudurka Coronavirus waxaana la amray in la xiro Dugsiyada iyo jaamacadaha,…
Browsing: Coronavirus worldwide
Dalalka Kenya iyo Itoobiya ayaa ku dhawaaqay dad hor leh oo uu soo ritay cudurka Coronavirus, iyadoo dalalkaasi oo Soomaaliya…
Shiinaha ayaa shaaciyey kaniini lagu daweyn karo cudurka uu keeno Coronavirus ee COVID-19 kadib markii lagu tijaabiyey dad fara badan…
Dowladda Shiinaha ayaa si weyn uga carootay War xalay kasoo yeeray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo cudurka COVID-19 ee uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dadka Soomaaliya kala hadlay cudurka Coronavirus oo maanta kiiskii ugu horeeyay laga helay Soomaaliya.
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka lagula jiro cudurka COVID-19 oo uu keeno Cudurka Coronavirus ayaa sheegaya in tijaabo agu bilaabay…
Waxaa sii kordhaya saameynta uu yeeshay cudurka Coronavirus oo hadda gaaray 158 dal oo caalamka ku yaalla iydoo ay qabaan…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Kenya ayaa shaacisay in 45 qof oo looga shakiyey cudurka Coronavirus la karaantiilay, laguna bilaabay baaritaan lagu…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyey in laga baaray cudurka Coronavirus, isla markaana uu sugayo natiijada baaritaanka oo xalay laga…
Iyadoo uu sii faafayo cudurka Coronavirus ayaa dalka Spain wuxuu noqday dalka labaad ee Yurub uu sida weyn ugu faafayo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay xaalad degdeg oo caafimaad oo la geliyey dalka Mareykanka si loola…
Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay tiradii ugu badneyd oo maalin qura u dhintay cudurka COVID-19 oo uu keeno Coronavirus.
Hoggaamiyaha Diiniga ee dalka Iiraan Ayatullah Ali Khomeini ayaa sheegay in cudurka Coronavirus uu yahay dagaal kiimiko ah oo dalkiisa…
Shiinaha ayaa markii ugu horesyay ku eedeysay Mareykanka in laga yaabo inuu ka danbeeyo viruska Coron-a ee ka dilaacay magaalada…
Iyadoo cudurka Coronavirus uu kusii faafayo dalal badan oo Yurub ka tirsan ayaa la shaaciyey in cudurkan ay qabto haweeneyda…
Iyadoo uu sii xoogeysanayo saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay dunida oo dhan ayaa saacadihii ugu danbeeyay waxaa soo kordhay…
Waxaa sii kordhaya dalalka uu ku faafayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Virus-ka Corona, wuxuuna hadda gaaray 91 Dal sida…
Cudurka COVID-91 ee uu keeno Coronavirus ayaa laga digay inuu faraha baxay, iyadoo dagaalkii lagula jiray in lagu xakameeyo lagu…
Khubarada caafimaadka ayaa ka digaya inuu faraha ka bixi karo cudurka COVIN-19 ee uu keeno Coronavirus, kadib markii uu ku…
