Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in kiisaskii ugu horreeyay ee Cudurka Coronavirus laga helay, kadib baaritaan lagu sameeyay dad looga…
Browsing: Coronavirus
Iyadoo in ka badan 180 Dal iyo degaan dunida oo dhan uu ku faafay cudurka Covid-19 ee uu keeno coronavirus…
War kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu mamnuucay in muddo laba toddobaad ah loo dabaal tago xeeba Liido ee…
Qoraal kasoo baxey Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya oo ku socday Q/Midoobay iyo AMISOM qeybteeda caafimaadka ayaa lagu shaaciyey magacyada afar…
Iyadoo uu xowli ku socdo faafitaanka cudurka COVID-19 ayaa Mareykanka uu kaalinta hor uga jiraa dalalka uu sida weyn ugu…
Kulan ay maanta yeeshan Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta iyo qaar ka mida Culimada Soomaaliyeed ayaa soo saaray amarro lagu…
Madaxda dalalka IGAD ayaa shir ka yeelanaya xaaladda cudurka COVID-19 iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka lagula jiro.
Kulan degdeg ah oo ay xalay yeesheenMadaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Ku-xigeenkiis Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo Guddiyada Amniga iyo…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay dadweynaha caasimadda Muqdisho inay joojiyaan isu imaatinka Hoteelada iyo maqaayadaha, siiba kuwa ku yaalla…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in halkaasi lagu aasay qof ka mid ahaa dad loo karaantiilay Coronavirus oo…
Iyadoo Qaaradda Yurub uu si weyn ugu fidayo Cudurka Coronavirus ayna dhimashada gaartay in ka badan 20,000 qof ayaa sidoo…
Maamul Goboleedyada Jubbaland, K/Galbeed iyo G/Banaadir ayaa maanta lagu wareejiyey qeybta kasoo gaartay qalabkii caafimaad ee uu Soomaaliya ugu deeqay…
Talyaaniga ayaa laga soo weriyay in dadka u geeriyooday Coronavirys ay sare u dhaafeen maanta 10,000 qof, iyadoo ay weli…
Gabar 16 sano jir ah ayaa noqotay qofkii ugu yaraa ee Qaarada Yurub ugu geeriyootay Cudurka Covid-19 oo uu keeno…
Dowladda Soomaaliya ayaa shalay shaacisay in qofkii saddexaad oo qaba cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya, kaasoo ajnabi la shaqeeya Hay’adda Q/Midoobay…
Talyaaniga ayaa laga soo weriyey 24-kii saac ugu danbeeyay tiradii ugu badneyd ee hal maalin dunida ugu geeriyoota cudurka Coronavirus.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq ku saabsan Cudurka Coronavirus u diray shacabka Soomaaliyeed.
Wararka laga helayo magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in Soomaali badan uu soo ritay cudurka, iyadoo la xaqiijiyey…
Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa laga helay cudurka Coronavirus, kaddib markii baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday inuu qaaday cudurka.
Qofkii saddexaad ayaa magaalada iyo Soomaaliya guud ahaan laga helay cudurka Covid-19 ee uu keeno virus-ka Corona.
