Wasiiru dowlihii xukuumadii hore ee Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig oo ku guuldarreystay tartankii gudoonka Baarlamaanka ayaa sheegay inuu heysto isbaheysi…
Browsing: C/rashiid Xiddig
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo mar kale loo saadaalinayo inuu xilka ku soo laabtay…
Musharaxa xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa caawa ololihiisii ugu danbeeyay ka wada magaalada Muqdisho.
Xildhibaano ka mida taageerayaasha madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa u wareegay dhinaca Musharax Prof. Maxamed…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa sheegay inuu diyaar u yahay doorashada 11-ka Bishan Janaayo lagu dooran doono Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Tartanka Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhowaaday iyadoo la filayo in tartanka uu noqod mid la mida tartankii hore ee…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa mar kale ku celiyay inuusan ka tanaasulin musharaxnimadiida xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa u sheegay guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir inay iyagu mas’uul ka yihiin…
Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xidig ayaa dafiray in dagaaladii ka dhacay degaano ku teedsan xuduudka Soomaaliya…
