Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in 36 qof oo cusub laga helay cudurka Coronavirus, kadib markii la baaray…
Browsing: Cudurka Corona
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday qofkii labaad ee Soomaali ah oo la xaqiijiyey inuu u dhintay cudurka…
Dalka Jabuuti ayaa noqday dalka ugu horeeya dalalka Bariga iyo Geeska Afrika ee ay ku sugan yihiin tirada ugu bada…
Dr. Xaarith Cabdulqaadir oo ka mida dhaqaatiirta Muqdisho ee laga helay cudurka Covid-19 ayaa sheegay in shaqaale caafimaad oo gaaraya 15…
Dhaqtar Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Muqdisho, kana howlgala Isbitaalka ex. Digfeer ayaa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus.
Iyadoo dunida oo dhan la hardameyso cudurkii ugu xumaa oo saf mar ah muddo 100 sano ah soo mara, ayaa…
Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cali-Nuur Xaaji ayaa maanta ka guddoomay urur Goboleedka IGAD deeq lacageed…
Waxaa sare u sii kacaya dadka u geeriyooday cudurka Covid-19 caalamka oo dhan, waxayna xilligan gaareen in ka badan 72,000…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa xog dheeraad ah ka bixisay kiis ka mida labadii kiis ee ugu danbeeyay ee magaalada…
Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyey qofkii labaad oo ka mida shaqaalahooda in laga helay cudurka Coronavirus, kadib markii ay…
Iyadoo u sii faafayo dunidoo dhan Cudurka Covid-19 ee uu sababo Coronavirusus ayaa Afrika oo ahayd qaarada ugu yar saameyntiisa,…
Sheekh Dr. Cali Mohamed Saalix oo ka mida Culimada waaweyn e Soomaalida ugu caansan ayaa dadka Soomaalida u soo diray…
Cudurka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa si weyn u galaaftay Soomaali fara badan oo ku nool qurbaha, siiba dalalka…
Aamina Muuse Weheliye oo ka mida saxafiyiintii caanka ahaa ee Soomaalida oo ku nool dalka UK ayaa soo duubtay muuqaal…
Dadka uu haleelay cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus ayaa dunida oo dhan gaaray in ka badan 1,000,000 (Hal Milyan)…
Sheekh Cali Wajiis oo ka mida culimada waaweyn ee dalka ayaa beeniyey war laga faafiyey oo ku saabsan cudurka Coronavirus…
Cudurka Corona waa hargabka oo kale, way kala duwan yihiin fayraska keeno, laakiin waxay ka siman yihiin astaamaha sida qandho,…
