Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareynkanka ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya…
Browsing: C/weli Gaas
Afhayeenka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in shirka Istanbuul ee arrimaha hiigsiga cusub loo dhamaa oo ay…
Madaxweynaha Puntland ayaa shirka maanta ka furmay Magaalada Istanbuul ee arrimaha Soomaaliya ku tilmaamay shir lagu jahawareerinayo umadda Soomaaliyeed oo…
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka baaqsaday inuu ka qeyb galo shirka heerka sare ee arrimaha…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo ku sugan dalka Itoobiya ka tegay calanka Soomaaliya oo qaatay calanka…
Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Tedros Adhanom ayaa xafiiskiisa magaalada Adisa ababa kul kulmay madaxweynaha maamulka Puntland ee dalka Soomaaliya, waxaana laabda dhinac…
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa magacaabay Guddiga doorashada Puntland oo ka kooban lix xubnood oo uu sheegay inay ka mid…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa u jawaabay dhigiisa Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo laga soo xigtay inay…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ku soo laabtay xarunta maamulkiisa ee magaalada Garowe ayaa sheegay inay ka…
Xildhibaan C/raxman Xoosh Jibriil oo Barlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas uu wax ka ogyahay, dhinaciisana ka…
Wuxuu ahaa madaxweyne goboleedkii ugu horeeyay ee Muqdisho u yimaada Shirka Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho ka furmay 25-kii bishan,…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si kulul u beeniyay isla markaana shirkii hordhaca ee Madasha Qaran iyo…
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inaan la oran karin in shirkii magaalada Kismaayo uu guuldarro ku dhammaaday,…
Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa tegay garoonka diyaaradaha cusub ee magaalada Boosaaso iyadoo ay la socdaan madaxda maamulka…
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Axmed…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta furay shirkii sannadlaha ahaa ee isla-xisaabtanka hay’adaha maamulka Puntland, shirkaas oo caadiyan loo qabto…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Calo (Gaas) ayaa dhibaato lagala kulmay sidii loogu qancin lahaa inuu yimaado magaalada Gaalkacyo ee xarunta…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa war ka soo saaray dagaalka maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, wuxuuna ku sheegay qoraal…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa saaka ka soo xaadiray fadhiga Golaha wakiilada Puntland, halkaasoo lagu weydiiyay su’aalo adag…
