Guddoomiya ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka ayaa maanta ku dhawaaqay hadal dood cusub dhaliyey , kadib markii uu sheegtay inuu…
Browsing: C/weli Muudey
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa markii ugu horeysay muddo toddobaad ku dhow ka hadlay…
Xiriirka u dhaxeeya saddexda mas’uul ee Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maraya halkii ugu xumeyd in ka badan muddo hal sano…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muuday ayaa ku dhawaaqay in Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u qabtay mooshin laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya…
Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna C/wali Sheekh Ibraahin MUudeey Guddoomiye Ku xigeenka kowoaad ee Golaha Shacabka ayaa farrriin culus u diray…
Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaya shalay soo martay fursad naadir ah oo uu ku noqday…
Waxaa la soo gabagabeeyay Doorashada Guddoonka Baarlamaan cusub ee 10-aad oo ay ku soo baxeen saddex mas’uul oo aan cusbneyn,…
Afar musharax oo qura ayaa isugu soo haray tartanka guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka koowaad iyo labaad.
Tirintii codadka doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka ayaa hadda soo gabagabowday iyadoo si weyn loogu loomayay doorashada.
Tirinta codka xildhibaanada ee Doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka ayaa bilaabatay iyadoo ay ku loolamayaan 6 musharax oo…
Doorashada Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho.
