Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan in Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow uu ku guuleystay Dacwaddii Maxkamadda Racfaanka…
Browsing: Daahir Calasow
Maxkamad ku taalla dalka Holland ayaa mar kale muddo u qabatay Dacwad dhex taalla Guddoomiyaha G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow)…
Daahir Calasow oo ah Soomaali deggan dalka Holland ahna shakhsi inta badan dhaliya muran iyo dood (controversial person), ayaa dacwad…
Digniin ku socota Madaxweyne farmaajo Waxaan halkaan Ku soo gudbinayaa arrin qatar ah oo ay sameeyeen Sirdoonka Ethiopia oo ah…
Wasiirkii hore ee Warfaafinta dowladda Soomaaliya ahna Siyaasi xilal badan kasoo qabtay dowladda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow),
Abuukar Cawaale Qaad-diid oo ah nin u ololeeya joojinta Qaadka ayaa dacwad ku soo oogay Weriye Daahir Calow oo muddooyinkii…
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Guuleed Qaasim Nuur ayaa ka hor yimid in la xiro 35 Website oo…
