Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Guddoomiye C/raxmaan Yariisow Dacwad uga guuleystay Weriye Daahir Calasow [War-saxaafadeed & Jawaabtii D. Alasow]

    Guddoomiye C/raxmaan Yariisow Dacwad uga guuleystay Weriye Daahir Calasow [War-saxaafadeed & Jawaabtii D. Alasow]

    February 22, 2019Updated:February 23, 20193 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan in Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow uu ku guuleystay Dacwaddii Maxkamadda Racfaanka magaalada Amsterdam ee dalka Holand ee kala dhaxeysay Weriye Dahir Alasow.

    War-saxaafadeedka maamulka G/banaadir ayaa lagu seegay in Daahir Calasow uu Racfaan ka qaatay go’aankii ay hore Maxkamadda Amsterdam uga gaartay 14-ka September 2017, laakiin toddobaadkan ay Maxkamadda Rafcaanka o’aamisay in Dahir Calasow raalligelin ka bixiyo eedeymihii uu u jeediyey C/raxmaan Yarisow.

    “Maxkamadda Racfaanka Amsterdam ayaa ku amartay Daahir Calasow inuu barihiisa bulshada, sida Facebook, Twitter, YouTube iyo website-yada uu maamulo uu ku soo bandhigo raali-gelin buuxda. Sidoo kale Daahir Calasow waxaa la faray inuu ka saaro qoraaladii iyo muuqaalladii uu sumcada iyo sharafka Yarisow meel uga dhacay, iyadoo la duldhigay ganaax haddii uu u hoggaansami waayo go’aanka Maxkamadda” ayaa ka mid ahaa qoraalka oo uu shaaciyey Afhayeenka Gobolka Banaadir.

    “Waxaan soo dhoweynayaa go’aankii ay Maxkamadda Racfaanka magaalada Amsterdam ay ka soo saartay oo ay igu raacday in Daahir Calasow uu yahay shaqsi suxufinimo dadka ku baada, kuna dila sumcadooda, sharafkooda iyo karaamadooda. Go’aanka Maxkamada Racfaanka waa mid naga wada mudan soo dhoweyn oo shaqsiyaadka raba inay sumcada, sharafka iyo karaamada waxyeeleeyaan aan loo dulqaadan doonin, waxaa la soo dhaafay waqtigii uu shaqsigu waxa uu doono sameyn lahaa oo sharciga ayaa lala tiigsanayaa qofkii falalkan oo kale ku kaca…” ayuu C/raxmaan Yariisow oo ka hadlay go’aanka maxkamadda.

    Weriye Daahir Calasow oo jawaab ka bixiyey sida wax u dhaceen ayaa isna yiri: “Maxkamadda Racfaanka Amsterdam waxey riday xukun lagu tilmaami karo Poor Judgement – Xukun cadaaladda ka fog sida Waagii Dahabshiil xukunkii Maxkamadda Racfaanka Denbosch. Waxaan arkay Cabdiraxman Yariisow oo ku faanaya Dahir Alasow ayaan dacwadii uga guuleeystay ,taas waxey la mid tahay Faankii Cabdirashiid Dhiigshiil uu Tv-yadda la fadhiyay markii uu Maxkamaddii Racfaanka Denbosch iiga guuleeystay. Cabdiraxman Yariisow waxaan leeyahay hambalyo inaad dacwadii Maxkamadda Amsterdam iiga guuleeysatay laakiin ogoow Appeal ayaan ka qaatay Xukunka liita ee Maxkamadaas ka soo baxay . waxaan isla Aadeeynaa Supreme Court. dacwaduna waa socon doontaa ilaa Maxkamadda sare ee Midowga Yurub…”

    Lama oga sababta arrimaha shaqsiga ah ee C/raxmaan Yariisow ugu lug yeeshay Afhayeenka maamulka G/banaadir iyo Maamulka, laakiin Afhayeenka Saalax Xasan Cumar ayaa la sheegay in xilkan loo magacaabay ay sabab u ahayd markii uu Yariisow gacan ka siiyey dacwadii kala dhaxeysay Daahir Calasow.

    Guddoomiye Yariisow ayaa mudd sanado ah ay dhibaato ka heysatay dacwadii kala dhaxeysay Daahir Calasow, isagoo xilliyada looga yeero Maxkamadda si dhuumaaleysi ah u safri jiray, iyadoo aan la shaacin socdaalkiisa, kadibna uu kasoo muuqan jiray maxkamadda Amerstardam.

    Amestardam Daahir Calasow Top Yariisow
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSaraakiil ka tirsan Ciidamada ilaalada Madaxtooyada oo loo xiray tacadi ay kula kaceen Saxafiyiin
    Next Article Maleeshiyaadka Alshabaab & Daacish oo dagaal ku dhex marayo degaano ka tirsan Gobolka Bari

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo