Browsing: Daahir Maxamuud Geelle
Waxay ila tahay in ay muhiim tahay in Ra’iisal wasaare Mohamed Hussein Roble uu shan arrimood ogaado kahor inta uusan…
Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo ka mida Midowga Musharixiinta, ahan afhayeenkooda ayaa soo jeediyey in lasii wado wadahadlaka Midowga iyo…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.
Dowladdu waxay caayeysaa garaadka dadkeenna. 3 jeer ayaa dib loo dhigay dacwadda baddeenna ay Kenya nagu haysato.
Wasiirka Cusub ee Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye kadib xaflad maanta ka dhacday xarunta Wasaraaddaasi ee magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta si lama filaan ah isu casilay Wasiirki warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle oo muddo 11 bilood ah…
Wasiirkii Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayey Golaha Wasiirada xukuuamdda…
Guddi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow oo madaxweyne Farmaajo u diray xalinta gadoodka ciidamada milateriga ee ka soo…
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa xaqiijiyay inuu kulan dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hoggaanka ugu…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa loo xilsaaray inuu ka hadlo weerarkii…
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ee dhowaan xilka loo magacabaya Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta lagu soo dhoweeyay…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan sida loo joojiyay xoolaha Soomaalida ee loo dhoofin jiray dalka Sacuudiga.
Dowladda Soomaaliya ayaa xil safiirnimo oo labaad u magacawday dajirenimadii dalka Sacuudiga, iyadoo loogu daray labaad oo uu safiirku u…
Wararka laga helayo xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya inay deeq malaayiin doolar ah ay dhowaan ka heleyso Boqortooyada Sacuudiga kadib…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkooda maanta uga hadlay arrimo kala duwan waxaa wararka naga soo gaaraya shirkooda oo iminka…
