Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si kulul u canbaareeyay weerar ay shegeen ciidanka Maxamad Farmaajo ku qaadeen hoyga ay Muqdisho ka…
Browsing: Dagaal
Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka dhashay dagaaladii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo qaarkood ay weli socdaan.
Raasaas ayaa Goor dhoweyd ka qaraxay agagaarka isgoyska KM4 iyo xaafado ka tirsan degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.
Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamo ka ama qaata Madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo ay weerar ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho oo maanta marti gelisay iska hor imaadyo shaqaqooyin iyo xaalad kacsan ayaa hadda degan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaal kale ka qarxay agagaarka Isgoys Mirinaayada ee degmada C/casiis, halkaasoo uu…
Dagaal ayaa ka dhex qarxay ciidamada dowladda iyo Ciidamo ka tirsan Milateriga oo qabsaday degaano ka mida caasimadda ee Waqooyiga…
Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa kasii dareysa tan iyo intii uu muddo xileedkiisa kororsaday Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo dagaal culus kadib la wareegay degaanada koonfurta ka xiga Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Maamul goboleedka Jubbaland ayaa digniin culus kasoo sartay Ciidamadii ay dowladda federaalku shalay ka dejisay degmada Doolow iyo dagaal ay…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar ku galay xarunta Degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/Dhexe, kadib iska hor imaad dhex maray ciidamada dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in is rasaaseyn kooban ay xuduudka ku dhex martay ciidamada…
Wararkii ugu danbeeyay ee Degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka mida kuwii taabacsanaa Wasiirka Amniga Jubbaland lagu…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu saaka dagaal mar kale ka qarxay magaalada xuduudka ku taalla ee Beledxaawo,…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in jabhad fallaago oo dowladda Kenya ay hubeysay inay usoo tallowday xuduudka Soomaaliya ayna weerar ku…
Ciidamo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Sheekh Maxamuud C/Nuur (Janan) ayaa xalay saqdii dhexe kadib weerar ku qaaday…
Ciidamo u abaabulan qaab maleeshiyo milateri oo ka amar qaata saraakiil ka tirsan Milateriga oo fadhigoodu yahay Gobolka Sh/Dhexe ayaa…
Waxaa markii labaad dagaal culus uu ka dhacay degaanka Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo dhex maray maleeshiyo degaank ah…
Dagaal saacado socday ayaa magaalada Muqdisho ku dhex maray askar ka wada tirsan ciidamda Milateriga Soomaaliya oo qaab beeleed u…
Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, iyadoo ay ku dagaalamayaan askar ka…
