Ciidamo kala taabacsan Guddoomiyaha Degmada Deyniile iyo ciidamo mialtrei ah oo fadhigoodu yahay Gobolka Sh/hoose ayaa saaka dagaal culus dhex…
Browsing: Dagaal
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal maanta ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo, kadib markii ay maleeshiyo beelleed weerar ku…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal ka dhex qarxay saaka ciidamo kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.
Ciidamo ka wada tirsan askarta dowladda Soomaaliya ayaa xlaay dagaal ku dhex maray xaafad ka tirsan degmada Hodon, iyadoo dagalkaasi…
Dagaal hubka culus iyo midka fudud la isku adeegsaday ayaa caawa ka dhacay xaafadda Tarbuush ee degmada Wadajir, iyadoo hadda…
Maamulk Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii xalay ka dhacay degaanka Teerage ee Galbeedka magaalada Gaalkacyo, waxayna ku eedeysan koox shufto…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu dagaal culus duleedka magaaladaasi ku dhex marayo ciidamo kasoo kala jeeda Galmudug…
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa amar ku bixiyay in Ciidamada dowladda ay Nolol ama geeri…
Madaxweynaha Jubbaland ee dowladda Soomaaliya aanay aqoonsaneyn Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka beeleed ee dadka…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay dagaal beeleed muddooyinkan ka socday duleedka magaalada Kismaayo.
Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd joogsaday dagaalkii barqadii maanta ka qarxay magaaladaasi, kadib muddo 6…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay saldhigii ciidamada taabcsan C/rashadiid Janan ee duleedka magaalada Beledxaawo, iyadoo dagaalkiina lasoo afjaray markii…
Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ayaa sheegaya inuu dagaalka ka dhex qarxay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan Wasiirka Amniga…
Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa goor dhow ka bilowday duleedka degmada…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay degmada Beledxaawo ka wadaan dhaqdhaqaaq ciidan oo xoog leh.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay gudaha u galeen xarunta INJI ee fadhiga u ahayd…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in xaalada ay hadda degan tahay kadib dagaal saacado badan qaatay oo…
Waxaana weli magaalada Dhuusamareeb ka socda dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Ahlu suna, iyadoo warar kala duwan…
Wararka ayaa sheegaya hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday magaalada Dhuusamareeb uu hoos u dhacay, iyadoo markii…
Waxaa weli dagaal ka socdaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, iyadoo rasaas xoog leh ay dhaceyso, isla markaana ay…
