War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo taageersan Ahlu suna ay dagaal ka bilaabeen magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Browsing: Dagaal
Dagaal ayaa ka socda magaalada Dhuusamareeb, kaasoo dhex maraya ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu suna ee magaalada ku wada sugnaa,…
Sheekh Maxamed Shaakir madaxweynaha Galmudug ee Ahu suna magacawday ayaa shaaciey inay ciidamada dowladda Soomalaiya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb…
In ka badan 33 askari ayaa lagu dilay weerar duqeyn ah oo ka dhacay Gobolka Idlib ee dalka Syria, sida…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal ciidamo ku dhex maray degaanka Xaaji Cali ee Gobolka Sh/Dhexe, iyadoo qasaare dhimasho…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerarro is xigay oo Maleeshiyada Alshabaab maanta ku qaaday Gobolka Shabeellada Hoose.
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka saddex weerar ka fulisay Gobolka Sh/hoose, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya aya shaaciyeen inay shalay la…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarro culus oo maleeshiyada Alshabaab saaka ku qaaday saldhigga ciidamada dowladda ee Ceel-saniini iyo…
Wararka lagahelayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhex maray ciidamo Itoobiyaan ah oo kasoo gadooday Gobolka Bakool…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay goor dhoweyd rasaas ka dhacday magaalada xilli si weyn loo adkeeyay amniga…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu si xowli ah u socdo dhaqdhaqaaqa ciidamada dowladda Soomaaliya oo shalay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal maana Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Alshabaab ku dhex maray degaanka Qalimow ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo rag hubeysan.
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray dagaal xalay saqdii dhexe kadib ka dhacay degaanka Xaaji Cali…
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu dagaal culus maanta ku dhex…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar culus ku qaadeen degaanka Goof-gaduud buurey ee duleedka magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad culus uu duleedka Muqdisho ku dhex maray ciidamadaa asluubta…
Guddoomiyhii hore ee degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa dagaal looga saaray degmada, kadib markii uu diiday inuu xilka wareejiyo,…
Dagaal ka dhashay muran dhul ayaa maanta ka dhacay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho, wuxuuna dagaalkaasi dhex maray ciidamada Booliska…
Wararka Laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka ay ciidamada K/Galbeed weerar ku qaadeen Guriga Guddoomiyihii degmada Diinsoor ee…
