Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Faahfaahin: Weerarro culus oo Alshabaab ku qaadeen Saldhiga Saniini iyo Degmada Qoryooley…

    Faahfaahin: Weerarro culus oo Alshabaab ku qaadeen Saldhiga Saniini iyo Degmada Qoryooley…

    February 19, 2020Updated:February 19, 20202 Mins Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarro culus oo maleeshiyada Alshabaab saaka ku qaaday saldhigga ciidamada dowladda ee Ceel-saniini iyo degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose.

    Weerarka Ceel-saniini ayaa ku bilowday Gaari uu waday qof is-miidaamiye ah, waxaana kadib dhowr jiho weerar uga soo qaaday maleeshiyada Alshabaab oo dagaal culus la galay ciidamada dowladda, iyadoo Alshabaab ay sheegtay inay la wareegtay sladhigga kuna dishay askar badan.

    Dhinaca kale weerar kale ayey isla xilligaas ku qaadeen Alshabaab degmada Qoryooley, waxaana lagu bilaabay laba gaari oo qaraxyo waday, markaas kadibna waxaa dagaal culus dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo maleeshiyada Alshabaab.

    Alshabaab ayaa sheegtay inay qabsadeen inta badan xaafadaha degmada Qoryooley ayna qasaare badan u geysteen ciidamada dowladda, iyagoo qabsadan hub iyo saanad, sida lagu sheegay War kasoo baxay Alshabaab oo intaas ku daray in dadka degmada ay muxaadaro u jeediyeen.

    Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa dhinaciia sheegay inay Ciidamada Dowladda ee degmada Qoryooley ka hortageen weerar loo adeegsaday Gaari qarax sidey oo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ku qaadeen degmadaas.

    Waxaa uu sheegay in Al-Shabaab ay doonayeen inay qaraxaasi ku bur buriyaan Buundada degmada Qoryooleey si isku socodka dadka iyo Gaadiidka u istaagaan,waxaana uu sheegay in dagaalka lagu diley Xubno ka tirsan Al-Shabaab, wuxuuna intaas ku daray qaraxa lala raba in lagu burburiyo buundada degmada Qoryooley.

    Dagaalka ayuu sheegay in xubno badan looga dilay Alshabaab, iyadoo la hayo saddex meyd ah oo ay ka cararreeen sida uu yiri, isagoo bogaadiyey sida ciidamada degmada isaga difaaceen weerarka Alshabaab.

    Alshabaab Ceel saniini Dagaal Qoryooley Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha & Ra’iisal Wasaaraha oo si kala gaara ula kulmay Xoghayaha cusub ee IGAD (Sawirro)
    Next Article Alshabaab oo saacado gudahood saddex weerar ka fulisay Sh/Hoose & Wararkii ugu danbeeyay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo