Qeybta Warbaahinta Al Shabaab ayaa baahisay muuqaallada dagaalkii ay ku qaadeen saldhigga ciidanka dowladda ee degaanka Ceel saliini, agagaarka magaalada…
Browsing: Ceel saniini
Alshabaab ayaa soo bandhigtay qasaaraha weerarkii ay ku qaaday saldhigga ciidamada Dowladda Somaaliya ee Ceel-saniini, Gobolka Sh/Hoose, iyadoo sheegtay inay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerarro is xigay oo Maleeshiyada Alshabaab maanta ku qaaday Gobolka Shabeellada Hoose.
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka saddex weerar ka fulisay Gobolka Sh/hoose, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya aya shaaciyeen inay shalay la…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarro culus oo maleeshiyada Alshabaab saaka ku qaaday saldhigga ciidamada dowladda ee Ceel-saniini iyo…
Alshabaab ayaa shaacisay wareysi lala yeeshay Ismiidaamiyihii isku qarxiyey Saldhigga ciidamada milateriga Ceel-Saniini ee Gobolka Sh/Hoose oo la sheegay in…
Alshabaab ayaa goor dhoweyd shaacisay muuqaallo ku saabsan weerarkii ay shalay aroortii ku qaaday saldhigga Ceel-saniini ee Gobolka Sh/Hoose, kaasoo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar culus oo Maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada milaterga Soomaaliya ku leeyihiin…
