Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»XOG: In ka badan 20 Askari oo Ciidamada Dowladda looga dilay Ceel-saniini & Alshabab oo lagu laayey Qoryooley

    XOG: In ka badan 20 Askari oo Ciidamada Dowladda looga dilay Ceel-saniini & Alshabab oo lagu laayey Qoryooley

    February 19, 2020Updated:February 22, 20202 Mins Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerarro is xigay oo Maleeshiyada Alshabaab maanta ku qaaday Gobolka Shabeellada Hoose.

    Weerarkii ugu horeeyay ayaa xalay saqdii dhex kadib iyo ka hor aadaankii hore ee salaada subax waxay ku dagaalyahannada Alshabaab ku guureeyeen saldhigga ciidamada dowladda Ceel-Saaliini oo ay dhowr jiho ka weerarreen, waxaana wararka laga helayo ay sheegayaan inuu qasaare xoog leh kasoo gaaray ciidamada dowladda.

    Warar laga soo xigtay saraakiisha sare ee ciidamada Milateriga ayaa sheegaya in weerarkaasi lagu lagu dilay 21 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ee saldhiggaasi ku sugnaa laguna dhaawacay 18 kale, waxaana lagu gubay ilaa 6 Gaadiidka ciidamada ah oo ay ka mid yihiin Booyad, Baabuurta dagaalka iyo mootooyin.

    War kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegteen inay weerarka sladhigga Ceel-Saliini ku dileen 41 askari, taasoo aanay cidna xaqiijin, waxaana Alshabaab lagu yaqaan inay si weyn u buunbuuniyaan qasaaraha ay geystaan.

    Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo markii hore laga qabsaday saldhigga ay dib ula wareegeen kadib dagaal rogaal celin ah, waxaana dagaalka lagu dilay tiro ka mida maleeshiyaadka Al-Shabaab oo aan tiradooda la helin. Saraakiisha ayaa laga soo xigtay in Alshabaab laga dilay 13 qof.

    Dhinaca kale Alshabaab ayaa weerar labaad ku qaaday Xilligii salaadda subax ee saaka degmada Qoryooley, waxaana ka hortegay ciidamada degaanka, waxaana Alshabaab looga dilay ugu yaraan 13, waxaana Qoryooley lagu soo bandhigay 3 ka mida maydadka Al-Shabaab iyo hubkooda, halka ciidamada degaanka uu askari ka dhintay.

    Saldhigga Ceel saniini ee ciidamada Milateriga ayey Alshabaab dhowr jeer weerarreen oo ay askar badan ku laayeen, waxaana muuqata inaysan weli casharro ka baran weerarrada Alshabaab.

    Weerar kale oo Alshabaab ku qaadeen ciidamo kusii jeeday Ceel-saniini oo gurmad ahaa degaanka Lafoole ayey Alshabaab sheegatay inay ku dishay 31 askari oo ka mida ciidamada dowladda, iyadoo aan jirin cid xaqiijisay qasaaraha.

    Alshabaab Ceel saniini Dagaal Qoryooley Top Weerarka Alshabaab
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShaqaalaha Dowladda Hoose ee xarunta G/Banadir oo Baaritaan Shaqsi ah & Hubin Amni lagu sameeyay
    Next Article Dowlada Somalia iyo Taliska Mareykanka ee AFRICOM oo War kasoo saaray Duqeyn ka dhacday Jilib

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo