Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo dhimasho badan dhaliyey oo maanta degaanka Tukaraq ku dhex maray ciidamada…
Browsing: Dagaal
Madaxweynaha Somalilaand Muuse Biix Cabdi ayaa guulo ka sheegtay dagaaladii saaka ka dhacay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, kasoo dhex…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in Roob xoog leh oo ka curtay degaanka Tukaraq uu hakiyey dagaalkii ka…
Dagaalkii saaka ka qarxay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo u dhaxeeya ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa sii xoogeystay…
Madaxtooyada Puntland ayaa War Cad kasoo saartay Dagaal saaka ka dhex qarxay ciidamada maamullada Puntland iyo Somaliland ee isku hor…
Dagaal u dhaxeeya Ciidanka Somaliland iyo Puntland ayaa saakay dib uga qarxay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.
Wararka laga helayo aagga Tukaraq ee Gobolka Sool oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa sheegaya…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay caawa weerar ku qaaday degmada Kaxda ee…
Askari ayaa ku dhintay, saddex caruurna way ku dhaawacmeen iska hor imaad dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka degmada Dharkeynley…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Dagaal xalay ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ee ku yaalla duleedka Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya uu dagaal ku dhex maray xerada Jen.…
Wrarka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya inuu halkaasi dagaal ku dhex maray ciidamo kawada tirsan…
Ciidamada amniga iyo koox ka tirsan Alshabaab ayaa galabta ku dagaalamay xaafadda Carafaat ee degmada Yaaqshiid, magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay dagaal culus ku soo qaaday saldhig ay…
Dawladda Ruushka ayaa Maraykanka uga digtay dagaal toos ah oo labada dal dhexmara haddii uu qaado weerar dhanka cirka ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaalka socdo xaafada Silliga ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir Dadka degaanka…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo Ciidanka Kenya iyo xoogag ka tirsan ururka…
Ugu yaraan 7 qof ayaa lagu dilay in ku dhow 10 kalana wey ku dhaawacmeen ka dib markii dagaal laba…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala qaaday Ciidamo qaab beeleed dagaal udhex maray oo kawada tirsan Dowladda, kuwaasoo isku heyst dhil…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhex maray laba ciidan oo u abaabulan qaab maleeshiyo…
