Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in Ururka 26aad guutada 6aad ee qeybta 60aad ee ciidanka…
Browsing: Dagaal
Xarakada Al-shabaab ayaa qiratay in 14 askari looga dilay weerarkii ay ku qaadeen saldhigga AMISOM ee degaanka Buulomareer ee Gobolka…
Cidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ayaa maanta dagaal ku dhex maray magaalada Muqdisho kadib markii ay isku qabteen arrimo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegay in ciidamo ka wada tirsan milateriga ay ku dagaalameen magaaladaasi.
Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ayaa maanta Iska hor imaad ku dhex maray magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay qasaare kala…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa iska hor imaad barqadii maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamada Imaaraadku tababarray…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya uu goor dhoweyd iska hor imaad xoog…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dagaal duleedka magaalada ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda…
Iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo…
Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Alshabaab ayaa weearr lama filaan ah barqadii maanta kula wareegtay degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba qof ay ku dhinteen iska hor imaad ka dhacay jidka warshadaha…
Iska hor imaad hubeysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka oo kala ah…
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay la wareegeen degmada Sablaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidanka kumaandooska Danab iyo kuwa AMISOM ayaa saaka la wareegay egaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay a talin…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Qarax miino oo haleelay gaari xamuul uu dhaliyey qasaare…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu dhex maray dad reer miyi ah iyo maleeshiyada Alshabaab.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu iska hor imaad magaalada ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda…
Diyaarad miig ah oo nooca dagaalka ah oo uu Ruushka leeyahay ayaa aad ugu dhawaatay diyaarad uu Maraykanka leeyahay oo…
Wararka laga helayo degaanka Tukoraq ayaa sheegaya iska hor imaad saaka ku dhex maray halkaasi ciidamada maamullada Puntland iyo Somaliland.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad dhex maray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya uu dhaliyay…
