Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegay degaanka Rasadaay ee duleedka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, markii ay ka baxeen…
Browsing: Dagaal
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daabushay gobolka Shabeellada Hoose oo lagu wado in dagaal lagu qaadayo Alshabaab uu…
Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Federaalka ayaa ku dagaalamay agagaarka Ex. Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolla Mudug ayaa sheegaya in ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug dagaal ku dhex marayo Bariga Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad uu dhex maray cidiamo ka wada tirsan kuwa dowladda…
Kooxda Alshabaab ayaa ka hor dhacday weerarka uu ku dhawaaqay in lagu qaadayo kooxdaasi, gaar ahaan gobolka Shabeellada Hoose oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira ee duleedka Muqdisho, halkaas oo cutubyo ka tirsan…
Madaxda dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqay in dalka Soomaaliya uu galeyo xaalad dagaal wixii ka dambeeya 21-ka Oktoobar 2017.
Taliyeyasha ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM ayaa kulan degdeg ka yeeshay qorshe dagaal oo dowlada Federaalka ay dooneyso in lagu qaado…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqaya inuu dalku xaalad dagaal galay.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dagaal weyn oo Alshabaab looga saarayo Dalka Soomaaliya.
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa saakay weerar culus ku qaaday saldhig Ciidamada dowladda ku leeyihiin duleedka degmada Balcad ee goboolka Shabeellada Dhexe.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in is rasaaseyn ka dhacday magaalada.
Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ku leeyihin degmada Xudur ee Gobolka Bakool.
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay magacyada saraakiil ay sheegtay inay ka tirsan ciidamada Soomaaliya ee Mareykanku tababaray oo lagu dilay weerarkii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar maleeshiyoAl-Shabab saaka aroortii ku qaadeen saldhigga ciidmada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Bariire…
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee ka howlgala deegaano hoos yimada degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa burburiyay saldhigyo Al-shabaab…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal ka qarxay duleedka Magaalada Gaalkacyo.
Dowladda Soomaaliya ayaa qaab xeer jajab ah iyo nabadeyn ku xalisay dagaalkii degaanka Haanta Dheer ku dhex maray ciidamada NISA…
