Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar aydabley Hubeysan xalay ku qaadeen Xaruunta Wasaarada Gaashaandhiga EMagaalada Muqdisho.
Browsing: Dagaal
Dagaal toos ah ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dhex maray maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab iyo ciidamada ammanka dowladda.
Ciidamo huwan ah oo isugu jira kuwa dowladda Federaalka, Galmudug iyo kuwa Puntland ayaa weerarkii ugu horeeyay kala kulmay kooxda…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay xalay saqdii dhexe kadib weerar culus ku qaadeen…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax ka dhacay duleedka magaalada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose, kaasoo lala beegsaday…
Maleeshiyada kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday degaano ka tirsan gobolka Shabeelada hoose iyadoo la wareegay degaano dhowr ah.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen degmada Afgooye.
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya dagaalo qaraar ay ka socdaan degaano ka mida Gobolka Shabeelaha hoose, kadib…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska hor imaad hubeysan ayaa ka dhacay saaka magaalada.
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid dagaal iyo askar ka goosatay ciidamada dowladda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu ka socdo duleedka magaalada.
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rasaas goosgoos ah ayka dhaceyso Galbeedka magaalada.
Madaxtooyada Galmudug ayaa war-murtiyeed ka soo saartay dagaalka saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay dagaalka qasaaraha badan dhaliyay ee saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.
Qasaarihii ugu badnaa ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo kadib markii dagaal culus oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Wararkii ugu dambeeyay xaalada magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalkii saaka dib uga qarxay uu weli socdo.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal beeleed saaka ka qarxay degmada Caabudwaaq uu weli socdo. Dagaalkan ayaa ka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya xiisad colaadeed oo hor leh au galabta kasoo cusboonaatay ciidamada isku hor fadhiya…
Dagaal xoog leh ayaa saaka dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo, iyadoo deryanka hubka waaweyn laga maqlayo galbeedka magaalada.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaalka galabta dib uga qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug oo caawa iskiis…
