Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Federaalka ay weerar ku qaadeen degaan ka…
Browsing: Dagaal
Afhayeenka Howlgallada Alshabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegtay inay Alsahbaab dagaalladii Koonfurta Mudug ay qasaare lixaad leh gaarsiiyeen ciidamada dowladda…
Alshabaab ayaa sheegatay in dagaallo culus kadib ay dib u qabsatay degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa dagaal xoog leh oo ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Alshabaab ku dhex maray degaano u…
Dagaal ayaa ka qarxay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, kadib markii ay weerar qaadeen ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in xaalada ay kacsan tahay kadib weerar ay xalay saqdii dhexe kadib ay…
Waxaa soo baxaya faahfaahinta qasaaraha kadhashay dagaalkii ay saaka aroortii Alshabaab ku qaadeen degaanka Wisil ee Gobolka Mudug oo ay…
Dagaal culus ayaa ka socda degaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug, kaasoo u dhaxeeya maleeshiyada Alshabaab iyo ciidamada Maamulka Galmudug.
Dagaal muddo kooban socday ayaa degaanka Xaawo Cabdi duleedka Muqdisho ku dhex maray dagaalamayaasha Alshabaab iyo ciidamada Booliska gaarka ah…
Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgalka dagaal ee ka socda Gobolka Shabeellada Dhexe, ujeedkiisu yahay in Alshabaab laga…
Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaa shaaciyey in dagaalkii maanta ka dhacay Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaanka War-ciise iyo Warta Jillaabe…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo maanta ka dhacay degaanka War-ciise ee duleedka Magaalada Jowhar, xarunta Hirshabeelle.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay howlgallo ay ku qaadeen Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaanada u dhaxeeya Jowhar iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya inuu dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan kuwa maamulka uu…
Weerarro dhaliyey qasaare isugu jira dhimaho iyo dhaawac ayaa maanta hareeyay xarunta maamulka Hirshabelle ee magaalada Jowhar iyo duleedkeeda, markii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoog leh oo maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamullka Hirshabelle ayaa sheeaya in dagaal xoog leh ka dhacay gudaha magaalada Jowhar.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in markale uu dagaal ka qarxay galbeedka magaalada Beledweyne oo laba beelood ay…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda dadaallo lagu doonayo in lagu xakameeyo iska hor imaadyada 24-kii saac ee ugu danbeeyay ka…
Waanwaan ay wadaan dhinacyo kala duwan ayaa ka socota caawa magaalada Mqdisho, iyadoo saqdii dhexe kadib uu qaboobay dagaalladii ka…
