Browsing: Danab
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ayaa sheegaya inuu mar kale dagaal ka qarxay dhinacyo ka mida magaalada Guriceel, kadib markii…
Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika (AFRCOM) ayaa Gaadiid gaashaaman ku wareejiyay maanta Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay saraakiil ka tirsaney ciidamada dowladda Soomaaliya ka goosatay, cafiska weydiistay maamulkasi.
Ciidamada Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa qarxiyey Gaari la sheegay inuu Qarax sida oo ku sugnaa degaanka Tooratoorow ee…
Ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka ee AFRICOM ayaa howlgal wadajir ah oo isugu jira duqeyn iyo weerar toos ah ka…
Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa laga hor istaagay in loo adeegsado howlgalkii 19-kii Febraayo ee keenay Weerarkii lagu…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday kolonyo ciidamada kumaandooska Danab ka tirsan oo marayay agagaarka…
Maraykanka ayaa maalmo gudahood ciidamadiisa kala baxaya Soomaaliya, kadib amar kasoo baxay madaxweynaha xilka kasii dhammaanayo ee Donald Trump.
Ciidanka Danab ee kumaandooska Xoogga dalka ayaa la sheegay inay howgal qorsheysan kusoo qabteen Madixii Alshabaab u qaabilsanaa Khaarijinta iyo…
Ciidamada kumaandooska Danab ayaa howlgallo ay ka fuliyeen Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe ku qabtay saraakiil ka tirsan Alshabaab.
Howlgal ay ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ka fuliyeen Gobolka Jubbada Dhexe ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab.
Taliska ciidamada Danab ayaa shaaciyey inay howlgal ku dileen horjooge ka tirsan Alshabaab, kaasoo qabilsana Arrimaha Maaliyada.
Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa digniin culus u diray madaxda sare ee dowladda Federaalka, gaar ahaan Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna ku…
Taliyihii ciidamada kumaandoosta Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa shaqadii laga joojiyey muddo bil ku dhowaad ahna laga joojiyey wax…
War kasoo baxay taliska ciidamada kumaandooska ayaa lagu shaaciyey in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamada gaarka ah ee ku…
Taliska Ciidamada Kumaandooska ee Danab weerar ku qaaday weeraray degaanka Mubaarak ee gobolka Shabellada Hoose oo howlgal qorsheysan ay ka…
Farriintii ay barteeda twitter-ka soo dhigtay Safaaradda Mareykanka 8-da Septembar 2020 ayaa soo shaac bixiyey heerka uu gaaray musuq iyo…
Dowladda Turkiga ayaa gaadiid ciidan oo casri ah ugu deeqday Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka, gaar ahaan ciidamada Gorgor ee Turkigu…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in ciidamada Danab ay gacanta ku dhigeen Gaar laga buuxiyey waxyaabaha qarxa oo…
