Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixiyey dalab ka yimid Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ahaa inay is…
Browsing: Dastuurka
Gudigga dib u eegista Dastuurka labada aqal e Baarlamaanka Soomaaliya la kordhiyey tiradiisa iyadoo lagu daray lix xubnood oo cusub.
Kadib mooshin lama filaan ah oo ay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ka diyaariyeen guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
Dalladaha ururrada bulshada ee Koonfurta Soomaaliya iyo Puntland ee SOSCENSA & PUNSA ayaa war wadajir ah kasoo saaray khilaafka ka…
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Mahad Cabdalla Cawad shaaciyey in howshii dib u eegista Dastuurka KMG ah…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa olole balaaran u galay in Miisaaniyada dowladda Soomaaliya oo uu ansixiyey Golaha Shacabka ay…
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa…
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland.
Waxaa Magaalada Adis Ababa ee alka Itoobiyaka furmay shir la sheegay in looga hadlayo arrimaha federaalka Soomaaliya.
Shirka Kismaayo ee madxda maamul goboleedyada ayaa isku raacay inay sameystaan Gole xiriiriyaha oo danahooda ka shaqeeya.
Maamul Goboleedyada dalka ayaa qaadacay ka qeybgalka shirweyn ku saabsan Dastuurka oo Muqdisho ka dhacaya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kulan isugu yeeray Guddiga dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka,…
Shirkii labaad ee Wasaraadaha Dastuurka dowladda Federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa lagu gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay inaan afti Dastuurka loo qaadi karin laba arrimood dartood.
Xildhibaan C/raxmaan Faroole oo ka mida Senatoorada Aqalka sare, horeba u ahaa madaxweynaha Puntland ayaa jawaab kulul u diray Wasiirka…
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa soo gabagbeysay kulan wadatashi oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirada Darstuurka ee dowlad gobaleedyada dalka.
Wasaaradda Dastuurka dowladda Federaalka ayaa Muqdisho ka furtay shir wadatashi ah oo ku saabsan arrimaha dastuurka.
Golaha wasiirada dowlad goboleedka Puntland ayaa war ay ka soo saareen kulankoodii maanta ee magaalada Garowe waxay ku sheegeen in…
Baarlamaanka Puntland ayaa qaadacay casuumaad uga timid Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku saabsaneyd ka qeyb galka shirar ka dhacayay magaalada…
Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay isbedelka lagu sameeyay ee…
