Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XOG: Aqalka sare oo isbaaro u dhigtay Miisaaniyadda la ansixiyay ee dowladda 2018 & Arrin laga cabsi qabo

    XOG: Aqalka sare oo isbaaro u dhigtay Miisaaniyadda la ansixiyay ee dowladda 2018 & Arrin laga cabsi qabo

    December 31, 20172 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa olole balaaran u galay in Miisaaniyada dowladda Soomaaliya oo uu ansixiyey Golaha Shacabka ay soo marto si ay u ansixiyaan iyagana.

    Ansixinta Miisaaniyadda ayaan ka mid ahayn awoodaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka, laakiin dhowaan ayay iskood ugu darsadeen awoodooda iyagoo ansaxsaday inay qeyb ka noqdaan ansixinta miisaaniyadda [Akhriso warkan], waxaana arrintaasi ka hor yimid Wasiirka Dastuurka oo sheegay in Aqalka sare aanu awoodo dheeraad sameysan karin, kuwaasoo ka baxsan qodobadda ugu qoran Dastuurka. [Akhriso warkan]

    Golaha shacabka ayaa ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2018, waxayna u gudbiyeen madaxweynaha Soomaaliya, sida sharcigu ahaa oo ugu danbeyn saxiixi lahaa, laakiin waxaa ka daba tegay Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare oo madaxweyne Farmaajo kulan la yeeshay isla markaana dalbaday inuu Aqalka Sare u soo celiyo Miisaaniyadda si ay iyaguna u ansixiyaan.

    Guddiga Golaha Aqalka sare ee la kulmay madaxweyne Farmaajo ayaa dacwad ka ahaa golaha shacabka oo miisaaniyadda 2018-ka la garab maray golaha aqalka sare, iyagoo markii ay ansixiyeen kadib u gudbiyay madaxweynaha si uu u saxiixo.

    Muddo kadib ayuu madaxweyne Farmaajo ogolaaday in Aqalka Sare loo gudbiyo Miisaaniyadda kadib cadaadis la saaray, waxaana ugu danbeyn maanta la sheegay inay Aqalka sare ka doodayaan Miisaaniyaddii sanadka 2018.

    Arrinta laga cabsi qabo ahaa ah in maanta oo u danbeysa sanadka 2017 haddii uu Aqalka sare ansixin waayo Miisaaniyadda dowladda ee 2018 ay dhici doonto inay gebi ahaan istaagaan kharash bixintii dowladda Federaalka, waxaana madaxweyne Farmaajo oo ahayd inuu saxiixo miisaaniyadda ka hor  maanta oo ah December 31-keeda ka hor yimid Aqalka sare, waxayna arrintan keeni doontaa in howlihii dowladda oo dhan ay istaagana maadaama aan la bixin karin wax kharash ah “Government shut-down”.

    Xildhibaannada Aqalka Sare oo ansaxsaday Qodob aan ka mid ahayn Shaqadooda [Akhriso]

    Wasiir Xoosh oo Weerar dhinaca sharciga ah ku qaaday xildhibaannada Aqalka Sare [Akhriso]

     

     

    Aqalka sare Baarlamaanka Dastuurka Famaajo Miisaaniyadda Top Wasiir Xoosh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaarax Macalin oo Madaxweyne Farmaajo & Kheyre ugu baaqay inay Somalia ka eryaan Imaaraadka Carabta
    Next Article Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan Culus kasoo saaray Xaaladda Siyaasadda Dalka [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo