War hadda soo dhacay aya asheegaya in xal laga gaaray qodobkii caqabadda ku noqday xafladda saxiixa heshiis Doorasahada Soomaaliya ee…
Browsing: Degdeg
Midowga Musharixiinta Mucaaradka ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay bannaanbixii Beri oo Sabti ah ka dhici lahaa caasimadda Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaaladaasi ay goor dhoweyd xabsi u taxaabeen…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax qabsaday Gaari ay la socdeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Maamullada Hirshabelle iyo…
War cad oo kasoo baxay Guddiga Somalia u qaabilsan Mareykanka ayaa lagu amray muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan magaalada Muqdisho…
Qarax aad u culus oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhow laga maqlay caasimadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay maanta toogasho ku dileen taliyihii ciidamada dowladda ee degmada…
Ciidamada ammaanka saddex magaalo ayaa la sheegay in heegan sare la geliyay, kadib markii looga digay weerarro Alshabaab damacsan tahay…
Qarax weyn oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari ay leeyihiin ciidamada AMISOM uu xilligan ku gubayo Isgoyska KM 4…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay ka wareegeen xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir xilalkii laga qaaday.
Wararka laga helayo xafiiska Ra’isal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in lagu dhawaaqayo Golaha wasirada cusub.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka madaxweynaha maamulka…
Musharaxa C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inay ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax gaari lagu xiray uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Maleeshiyada Kooxda Alshabaab ayaa la wareegtay saldhigga weyn ee ciidamadii Kenya ku lahaayeen tuulada Kulbiyow ee degmada Badhaadhe ee Gobolka…
Guddiga Doorashada madaxweynaah Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xilliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
Xildhibaanada labada aqal ayaa isku raacay in tirada dhismaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha la kordhiyo.
War hadda ka soo dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari miineysan oo ay saaran yihiin waxyaabaha qarxa lagu arkay…
