Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug gaaray ciidamada ilaalada Madaxweynaha iyo howlwadeeno ka tirsan xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya.
Browsing: Dhuusamareeb
Guddoomiyaha Baarlamaanka Mursal Maxamed Sheekh ayaa si kulul u weerarray guddoomiye ku xigeenkiisa labaad Mahad Cabdalla Cawad oo tegay magaalada…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb, iyadoo si weyn loogu…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Garowe, isagoo ka tegay magaalada Dhuusamareeb oo uu uga…
Ciidamo iyo dadweyne ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ku guuleystay dadaal ay u galeend daminta Dab xoog leh oo ka…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirar uga socdaan magaalada Muqdisho, iyagoo go’aan ka gaaraya inay ka qeyb galaan Shirka madaxda…
Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ayaa goor dhow ka furmaya magaalada Dhuusamareeb, iyadoo ay ka qeyb galayaan shanta madaxweyne ee…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya inuu dib u dhac ku yimid shirkii madaxda maamul Goboleedyada.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Waxaa magaalada Dhuusamaareeb saaka gaaray ciidamada ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sii jeeda…
Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ay ku qulqulayaan wufuud kala duwan ayaa waxaa maanta gaaray madaxweynaha Hirshabeelle iyo xildhibaano…
Ciiamadii Booliska Gaarka u tababarran ee Haramcad ayaa Galabta laga qaaday magaalada Dhuusmareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo dib loogu celiyay…
Diyaargarow weyn ayaa ka socda xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb oo Berri uu ka furmi doono shir u gaara madaxda…
Maamulka Galmudug ayaa beenisay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan in ciidamada Haramcad ee Booliska gaarka u tababarran…
Dagaal culus ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya.
Taliyaha Ciidamada Booliska magaalada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed Rooble, ayaa xalay saqdii dhexe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb, isagoo shaaciyey inuu…
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa loo soo galbiyey magaalada Dhuusamareeb, kadib safar dhinaca dhulka ah uga…
Afhayeenka Maamulka cusub Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) ayaa uga digay Puntland inay joojiso faragelinta ay ku heyso maamulka Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya inay is-raasaaseyn ka dhacday halkaasi, iyadoo uu iska hor imaad…
Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Cabdi Axmed Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay guddi qabanqaabiya xaflad loo sameynayo Caleemo-saarkiisa, kadib muddo bil…
