Taranka xilka Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa si adag loogu taramay, iyadoo shanta musharax ee u taagan xilkaasi ay heleen…
Browsing: Dhuusamareeb
Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta dooranaya Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmduug, waxaana hadda socdo wareegga koowaad ee tartanka Madaxweynaha.
Iyadoo saaka lagu wado inay bilaabato Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa waxaa si weyn loo adkeeyay amniga…
Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa xalay soo saaray qoraal kooban oo ku saabsan xaaladda Galmudug, iyadoo warkaasi…
Sheekh Maxamed Shaakir oo dhowaan Ahlu suna u dooratay madaxweynaha Galmudug ayaa qoraal u diray beesha caalamka, isagoo ka digay…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay la…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ka socda diyaargarowga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo Axadda la qorsheeyay…
Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta dhageysanaya khudbadaha 9 musharax ee u taagan xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne Ku xigeenka Galmudug, kuwaasoo si…
Cabdiraxmaan Aaden Sabriye oo hore isugu sharxay xilka madaxweynaha Madaxwaynaha Galmudug, balse ka tega magaalada Dhuusamareeb, isagoo la sheegay inuu…
Xildhibaannada Galmudug ayaa maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey kadib doorashadii Guddoonka cusub ee Baarlamaankaasi oo kulankan isugu yeeray.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada amniga ay gacanta ku dhigeen askari ka…
Guddiga Farsamada iyo Maamul Dhisidda Galmudug ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in si degdeg loogu gudbayo soo xulida…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in amniga magaalada si weyn loo xoojiyey, kadib markii uu gaaray Ra’iisal…
Ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa joojiyay xaflad lagu taageeri lahaa xildhibaannada ay soo xuleen Ahlu suna ee…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug uu k dhacay dil naxdin leh,…
Laba xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda Galmudug ayaa si iska horjeeda uga hadlay ciidamada Itoobiya ee…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb, isagoo shaacisay in la dardar gelinayo…
Ciidamo cusub oo hor leh ayaa saaka laga dejiyey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo ay diyaarad ka qaaday magaalada…
Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Chaakir Cali Xasan ayaa in Ahlu suna aysan dagaal diyaar u ahayn, isla markaana xaaladda…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu suna qeyb ka mida ay ku sugan yihiin xarunta…
