Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo dhaqdhaqaaq ciidan oo ciidamada dowlada ay kula wareegayaan degaanada…
Browsing: Dhuusamareeb
Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo qoraal u diray Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu badnaa isugu geysay magaalada Dhuusamareeb, waxaana saaka mar kale diyaarado ay ka dejiyaan ciidamo cusub…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamo cusub ay halkaasi u dirtay dowladda Soomaaliya, iyadoo diyaarad sida ciidamadaasi…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay Caawa xiisad ka taagan tahay magaalada, kadib marki ciidamada Ahlu suna ay…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Galmudug Axmed ee ay taageersan tahay dowladda Somalia Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa si weyn loogu oo dhoweeyay…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay kulan magaalada Dhuusamareeb maanta ku dhex maray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda Ahlu…
Kadib markii xalay la soo gabagabeeyay shirkii dib u heshiisiinta Galmudug ayaa dowladda Soomaaliya waxaa soo wajahay xaalado cusub oo…
War-murtiyeedka laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug ee xalay uu magaalada Dhuusomareeb ku soo xiray Madaxweynaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay soo xiray Shirkii Dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa shahaado sharaf lagu aqoonsaday doorkii ay geysteen…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi la socda ayaa galabta lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu gabagabo yahay shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo…
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed wadajir ah kasoo saaray Xaaladda Galmudug iyo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray saldhigga Booliiska Dhuusamareeb iyo xarumaha ciidamada kumaandoosta Danab iyo…
Waxaa la shaaciyey xilliga uu furmayo shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb, iyadoo uu halkaasi ku sii…
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb gaaray ergada beesha Saleebaan H/Gidir oo hore u qaadacay shirkaasi, iyagoo ku biiray shirka dib u…
Ciidamada AMISOM oo ka socda dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo qeyb ka ah ciidamada…
Dowladda Somalia ayaa mar kale maanta ciidamo cusub u daad gureysay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kadib markii diyaarad ka…
Dowladda Somalia ayaa go’aansatay in ciidamo Itoobiyaan ah oo ka mida AMISOM la geeyo Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo ka tirsan AMISOM si degdeg loo geynayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo…
