Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Xaalad Cusub oo Dowladda Somalia kasoo wajahday Galmudug [Xaaf oo dib u soo laabtay & Ahlu suna oo dalbatay..]

    XOG: Xaalad Cusub oo Dowladda Somalia kasoo wajahday Galmudug [Xaaf oo dib u soo laabtay & Ahlu suna oo dalbatay..]

    September 17, 2019Updated:September 18, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kadib markii xalay la soo gabagabeeyay shirkii dib u heshiisiinta Galmudug ayaa dowladda Soomaaliya waxaa soo wajahay xaalado cusub oo ku saabsan maamul u sameynta maamulka Galmudug.

    Madaxda Ahlu suna ayaa kulan dhex maray madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ka dalbaday inay dowladda Somalia fuliso heshiisyo iyo is-afgarad hoose oo dhex maray oo ay ugu muhiimsan yihiin dalacsiin saraakiishii Ahlu suna ee dowladda Somalia la wareegtay iyo qodob muhiim ah oo ku saabsan in Ahlu suna la siiyo soo magacaabidda 30 xildhibaan oo ka mida xildhibaannada cusub ee Galmudug.

    Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Ahlu suna ayaa wax war ah laga soo saarin, waxaana heshiis kale oo Ahlu suna iyo dowladda Somalia wada galeen uu qodob ka mida dhigayaa in Madaxa xukuumadda Galmudug ee Sheekh Maxamed Shaakir inuu dowladda Somalia la magacaabo guddiga soo xulista xildhibaannada cusub.

    Dhinaca kale madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay ka sheegay magaalada Dhuusamareeb in wixii hadda ka dambeeya uu la shaqeyn doono wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuuamdda Soomaaliya, sharciguna uu dhigayo inuu la magacaabo Guddiga Farsamada.

    “Wasaaradda Arrimaha Gudaha wixii hadda ka dambeeya Ligligga ayaan kula heysanaa, waxaa jeclahay, Sharcigana uu dhigaayo, in iyadoo wadajir ah la sameeyo Guddiga Farsamada, maalintii la magacaabayay Guddigan hadda jira Sabriye waa soo wacay, waxaan ku iri wax un aan ka wada tashano, inaan marti mar kale noqono ma rabno, xildhibaanada la xulayo yeysan noqon kuwo Xamar laga keeno oo maalintii la rabo loo yeero” ayuu si kulul yiri Xaaf oo ka laabay wakiilashadii wasaaradda arrimaah Gudaha.

    Kadib markii ay Galmudug gashay marxalad muhiim ah ayaa waxaa muuqata in dowladda Somalia ay dooneyso inay keligeed maamusho inta harsan qaab dhismeedka Baarlamaanka Galmudug iyo Madaxda maamulkaasi, iyadoo Ahlu suna iyo Xaaf ay dhinacyada ku dhegan yihiin.

    Ahlu suna Dhuusamareeb Galmudug Sheekh Shaakir Top Xaaf
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somalia oo la wareegtay dhismaha Maamulka Cusub ee Galmudug? [Akhriso War-murtiyeedka Shirkii Dh/mareeb]
    Next Article Hay’adda NISA oo shaacisay in Taliyaha Sirdoonka Dalka Angola uu socdaal ku yimid Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo