Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaacyey goobta ay ka dhaceyso Doorashada iyo Gogosha dib u heshiisiinta Galmudug…
Browsing: Dhuusamareeb
Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inay diyaar u yihiin inay hay’adaha kala duwan ee dowladda…
Waxaa caawa ka socda magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb munaasabado lagu xusayo maalinta xoriyadda Gobollada Koonfurta Somalia iyo Midowgii Koonfur iyo…
Kooxdii Ahlu-Suna ee la midowday Maamulkii Galmudug ee uu hoggaaminayey Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa halis ugu jirta inay mar…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay dadka Dhuusamareeb ayaa sheegay…
Ra’isal wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Caddaado, halkaasoo ay ka socoto qabanqaabada soo…
Raiisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre & Wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, isagoo ka dhoofay…
Madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa go’aan ka soo saaray Doorashada Galmudug iyo halka lagu qabanayo, kadib…
Wafdiyo kala duwan ayaa ku sii jeeda magaalooyinka Galmudug, kadib markii isbedel weyn uu ka dhacay halkaasi 24-kii saac ee…
Dowladda Somalia ayaa war cusub kasoo saartay Doorashada Galmudug ka dhaceysa iyo halka ay ka dhici doonto, iyadoo ka hor…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa la sheegay inuu isaga tegay, kana guuray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in weli ay halkaasi ka socdaan wadahadallo ku saabsan xaaladda Galmudug oo…
Wararkii ugu danbeeyay magaalada Dhuusamareeb xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu weli halkaasi ka socdo dadaal lagu doonayo in lagu…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kusii jeeda magaalada…
Warakii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in wafdigii Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Somalia Cabdi Maxamed Sabriye…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay garoonka diyaaradaha magaaladaasi oo…
Madax Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey in la qabtay dableydii ka danbeysay dilka 4 qof…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Afar qof oo kasoo jeeda degaanada Koonfur Galbeed lagu dilay degaan u…
Degaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayey maanta u bilaabatay maalintii koowaad ee Ciidul firtiga, iyadoo magaalada Dhuusamareeb ay salaadda…
