Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa kashifay qorshe uu wado ku-simaha agaasimaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo…
Browsing: Dhuusamareeb
Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.
Ciidamada amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa gacanta ku dhintay Gaari hub siday oo ka yimid Gobolka Bari ee…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Saldhigga Booliska Magaalada…
Wararka laga helayo Magaalada Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay baaqatay doorasho lagu waday inay Khamiistii ka dhacdo magaaladasasi oo lagu…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamreeb ayaa sheegay inuu halkaasi ka socdo howlgal lagu baadi goobayo waxyaabaha qarxa oo la sheegay…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb maanta ka dhacday doorasho ay ku dhaqaaqeen Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug Garabka Ahlu suna, iyagoo doortay Guddoomiye Baarlamaan.
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug garay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Ururka…
Maxkamadda ciidamada Ahlu suna ee magaalada Dhuusamareeb, maamulka Galmudug ayaa xukun xabsi ah ku riday weriye ka howlgala magaaladaasi oo…
Wafdigii Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka u diray Magaalada Dhuusamareeb ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, iyadoo galabta laga sagootiyay…
Wafdigii ka socday Aqalka Sare ee Barlamaanka ayaa galabta gaaray Magaalada Dhusamareeb maamulka Galmudug.
Wararka laga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in xildhibaanada Galmudug Garabka magaaladaasi ku shirsan ay magacabeen Guddi doorasho oo…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusmareeb ayaa sheegay in kulan ay halkaasi ku yeesheen xildhibaano ka tiran Baarlamanka Galmudug iyo kuwii…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmuduga ayaa sheegay in Mooshin xil ka qaadis ah laga gudbiyey Guddoomiyaha…
Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya Jen. Cabdullahi Gaafoow Maxamuud ayaa noqday xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, kadib…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug maanta tegay saraakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya, kuwaasoo la…
Galmudug tan iyo heshiiskii lala galey Ahlusuna iyo qaabkii heshiiskaa loo dhameystirey waxaa ka yimid cabashooyin ay qabaan beello dega…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu mar kale khilaaf soo kala dhexgalay, iyadoo laba qeybood…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada itoobiya ee ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta si rasmi ah…
Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleystay doorashadii kursi xildhibaan oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.
