Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ka socota Doorashada Kursi ka tirsan Golaha shacabka oo bannaan. Waxaa ku tartamaya ilaa…
Browsing: Dhuusamareeb
Wararka Imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhaceyso Doorashada Kursi ka bannaan golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Beesha Waceysle ayaa ku dhawaaqday inay ka baxday Maamulka Galmudug, kadib markii shir uga socday Muqdisho ay go’aansatay inay gaarto…
Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa looga dhawaaqay Magaalada Dhuusamareeb, iyadoo uu noqday baarlamaanka ugu ballaaran maamullada dalka, iyagoo gaaray 178…
Madaxda Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa markii ugu horeysay si toos ah u tegay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug. Madaxweyne…
Kooxda Ahlu suna ayaa sii deysay afhayeenkii madaxweynaha Galmudug oo shalay ciidamo ka tirsan ay ku xireen magaalada Dhuusamareeb ee…
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxaaa maanta gaaray wafdi ka socday dowladda Federaalka iyo Qaramada Midoobey xafiiskeeda Soomaaliya ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday qeybta 21-aad ee ciidamada milateriga Soomaaliya ee magaalada Dhuusmareeb.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhaqan…
Magaalada Dhuusamareeb wxaxaa goor dhoweyd ka bilowday munaasbadda midowga Galmudug iyo dhameystirka heshiiskii Ahlusuna iyo Galmudug.
Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay ciidamada maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe oo ahaa ciidamo diimeed oo hab diini ah…
Wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay, ayna ka mid yihiin wakiilada beesha caalamka iyo saraakiisha AMISOM ayaa goo…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka socda diyaargarowga munaasabadda midowga Galmudug iyo dhameystirka heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in kulamo iyo shirar kala gaara oo halkaasi xalay oo dhan ka socday…
Kadib shirar is daba joog ah oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb waxaa wafdi ka kooban xildhibaannada labada Aqal ee kasoo…
Xildhibaannada labada gole ee kasoo jeeda kooxdii Qabyo ayaa gebi ahaan qaadacay inay ka qeyb galaan munaasabadda midowga Galmudug iyo…
Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ay ka socoto diyaar garowga munaasabadda dmhameystirka heshiiska Ahlu suna iyo Galmudug iyo Ahlu suna iyo Midowga…
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhaca fal dil ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in dib u dhac ku yimid munaasabadda midowga iyo dhameystirka heshiiska Ahlusuna iyo…
